Marka - Kaytoy Agriculture Secondary School

Marka - Kaytoy Agriculture Secondary School This is the official page for Marka-Kaytoy Agriculture Secondary School.

27/08/2026
OGEYSIIS:Waxaa dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed ku dhaqan Degmada Marka iyo deegaanada hoos yimaada la ogeysiinayaa i...
27/08/2026

OGEYSIIS:

Waxaa dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed ku dhaqan Degmada Marka iyo deegaanada hoos yimaada la ogeysiinayaa in dugsiga sare beeraha ee Marka uu si rasmiya u farmayo maalinta Sabtida taariikhdu tahay 29/8/2026. Hadaba diiwaangelinta ardada iyo badelka fasalada F1 iyo F2 waa ay socotaa oo yaan liiska lagaa buuxin.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:

+252615114863/615554029
[email protected]

Maanta oo ay taariikhdu 11/08/2026 waxay macalimiinta iyo maamulka dugsiga sare beeraha ee Marka kulan martiqaad  ah ugu...
11/08/2026

Maanta oo ay taariikhdu 11/08/2026 waxay macalimiinta iyo maamulka dugsiga sare beeraha ee Marka kulan martiqaad ah ugu sameeyeen marwo Fahma Maxamed Sadaq oo horey uga mid ahayd macalimiinta Iskuulka oo maalmahaan socdaal booqasho ku joogta degmada Marka. Is xog waraysi xaaladaha guud ee Iskuulka ka dib waxaa jawi wanaagsan ku soo dhamaaday kulanka galabta.

26/07/2026

Dugsiga sare beeraha ee Marka waxaa uu weli diiwaan gelinayaa ardada cusub iyo kuwa badelka fasalada F1 iyo F2. Fadlan horey ugaar oo yaan lagaa buuxin.

10/07/2026

OGEYSIIS, OGEYSIIS, OGEYSIIS

Waxaa dhammaan ardada Soomaaliyeed ku dhaqan Degmada Marka iyo deegaanada hoos yimaada la ogeysiinayaa in dugsiga sare beeraha ee Marka uu si rasmiya u bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada ardada fasalada cusub , hadaba horey usii gaar oo yaan lagaa buuxin liiska.

Wixii macluumaad dheeriya kala xiriir:

Tel: 0615554029/0615114863/0611463434
Email: [email protected]

29/06/2026

Waa mid ka mid ah ardada ka qalin jebisay dugsiga sare beeraha ee Marka oo baaq dheer u diraysa ardada soomaaliyeed kuna dhiiragelineysa barashada cilmiga beeraha. Ismahan Isse Muuse Waad ku mahadsan tahay dhiirigelintada waxaana idin rajeyneynaa natiijooyin aad ku faraxdaan.

29/06/2026

Ardada dugsiga sare beeraha ee Marka ayaa waxay weli ku gudi jiraan muujinta munaasabada qalin jebintooda iyo dareenkooda farxadeed ka dib imtixaanka finalka 2025/2026.

27/06/2026

Marka - Kaytoy Agriculture Secondary School Waa qaar ka mida muuqaalada taariikhiga ah ee laga qaadey munaasabada sagootinta iyo qada sharafta ardada dugsiga sare beeraha ugu sameeyeen macalimiintooda. Waa muuqaalo xasuus weyn ku leh ardayda ka qalin jebisay Marka-kaytoy Agriculture Secondary School gaar ahaan sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Waxay dhammaan macallimiinta iyo maamulka dugsiga sare beeraha la dabaaldegayaan Shacabka Soomaaliyeed munaasabada todob...
27/06/2026

Waxay dhammaan macallimiinta iyo maamulka dugsiga sare beeraha la dabaaldegayaan Shacabka Soomaaliyeed munaasabada todobaadka xorriyadda Soomaaliyeed ee 26 June ilaa 1da Luulyo.

Address

Prof. Yusuf Abdalla
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+254726544759

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marka - Kaytoy Agriculture Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Marka - Kaytoy Agriculture Secondary School:

Shortcuts

Share