Telefishanka Qaranka Somaliland

Telefishanka Qaranka Somaliland This is the official page of Somaliland National Television. Private TV stations started as early as 1997 in Somaliland.

Somaliland National Television (SLNTV) was established in 2005 with the capacity to cover Hargeisa and its surrounding areas in its first few years of operation. However, prior to 1997, Somaliland had never experienced television coverage, as, under SiadBarre, Muqdisho TV was limited to the capital city and its surroundings. SLNTV had no effective programs in its first year and a half of existence

and could not compete against private television stations. However, it slowly improved by commencing weekly programs which were mainly aimed at public awareness-raising and daily programs that conveyed the messages and achievements of the government. SLNTV primarily broadcasts in Somali, with some Arabic and English segments. Since the new government came to power in 2010, the coverage of SLNTV was expanded to reach Europe and America. In general, television sets and internet connections are limited because the majority of people in the country cannot afford them or because of technical and financial barriers facing the country. The first mandate of SLNTV is to educate, to inform and to entertain Somaliland society.

04/09/2026

Barnaamijka “La-hadal Xisbigaaga”, oo su'aalo lagu waydiiyay wasiirka wasaaradda horumarinta kalluumaysiga iyo khayraadka dadda JSL, Mudane Cali Jaamac Faarax (Buureed).

04/09/2026

Shacabka caasimadda Hargeysa oo soo dhaweeyay safarka madaxweynaha JSL

04/09/2026

Hees: Belo looma sacab-tumo | Fannaaniinta Qaranka.

03/09/2026

"Markii masaajidka la qurxiyay ayay noqotay in duruus diini ahna lagu cammiro, markaa waxa aan fursad u helay maalmaha khamiista iyo jimcaha inaan dawradaas dhigo"

Sheekh Maxamed Cali-gadhle

03/09/2026

"Maanta waqti badan oo aynu meherado iska fadhino ayay hayaan qaar badan oo innaga mid ahi, waa in aynu ka faa'iidaysannaa"

Suldaan Cabdisamad Suldaan Maxamed Xasan

03/09/2026

"Beryahan waxa batay in cilmiga laga xiiso dhaco, iyada oo haddana loo baahanyahay"

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Sawirro: Agaasimaha guud ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Sheekh Ayaanle Xasan Axmed ayaa ka qayb galay, munaasibad lag...
03/09/2026

Sawirro: Agaasimaha guud ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Sheekh Ayaanle Xasan Axmed ayaa ka qayb galay, munaasibad lagu qabtay masaajidka Suldaan Maxamed Xasan ee magaalada Hargeysa oo caawa laga furay duruus iyo casharro diini ah, kuwaas oo uu dhigi doono Sheekh Maxamed Cali-gadhle oo ka mid ah culimada Somaliland.

03/09/2026

"karti iyo dedaal baad halkan ku timaadeen, waxaan idiin rajayanayaa guul iyo mustaqal wanaagsan" Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiiladda JSL.

03/09/2026

Wararka Caawa ee SLNTV.

03/09/2026

Somaliland President Embarks on Official Working Visit to the United States

Address

Radiohargaysa
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telefishanka Qaranka Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Telefishanka Qaranka Somaliland:

Shortcuts

Share