06/09/2026
Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Marwo Kaafiyo Cabdullaahi Naaleeye ayaa tababar ku saabsan Kormeerka iyo Qiimaynta (Monitoring & Evaluation โ M&E) u qabatay qaar ka mid ah hawl-wadeennada Wasaaradda.
Tababarkan ayaa xoojinaya fahamka iyo aqoonta hawl-wadeennada ee ku aaddan kormeerka, qiimaynta iyo dabagalka fulinta qorshayaasha Wasaaradda si loo xoojiyo hirgelinta qorshayaasha iyo horumarinta waxqabadka Wasaaradda.
โ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ โ
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir:
๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadwaynaha
[email protected] - [email protected]
Website: https://moj.gov.so
Twitter: https://twitter.com/MojSomalia
Instagram: https://www.instagram.com/mojsomalia/
Flickr: https://www.flickr.com/photos/mojcasomalia/