Durdur Media Group

Durdur Media Group Durdur Media Group LLC is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos. With offices in Mogadishu.
(1)

With offices Mogadishu and Columbus Ohio. [email protected] +252614461934 Dur-dur Media Group is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos.

05/09/2026

casho sharaf iyo caawa luwiston main

05/09/2026

luwiston main

05/09/2026

boqorada jareerweyne

Degaalka Baydhabo iyo hareeraheeda ka socda wuxuu u dhexeeyaa Dowlladda Koonfur Galbeed iyo shabaab iyo shabaab Jadiid w...
04/09/2026

Degaalka Baydhabo iyo hareeraheeda ka socda wuxuu u dhexeeyaa Dowlladda Koonfur Galbeed iyo shabaab iyo shabaab Jadiid waxaa media ka arkayaa qaar kamid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dowladda Federalka weliba u badan beel gaar ah oo Siyaasadaynaaya dhiiga shacabka Baydhabo ee sida xaq darada ah loo banaystay,

Siyaasiyiintaas waxaan karabaa laba su’aalood inay ka jawaabaan?

1, gawaarida tobanka ku dhow ee loo adeegsaday qaraxyada iyo kuwa naftoot haligiyaasha ah ee is qarxiyey ma idinkaa soo maalgeliyey?

2, mise kala aragti duwanaashaha siyaasadeed baa waxaa ku soo kordhay in la is qarxiyo?

FG: ma jiro hal siyaasi ah oo ka tacsiyadeeyey ama xitaa danqasho ka muujiyey dhimashada, dhaawaca iyo burburka hantida ay qaraxyadaas ugaysteen shacabka magaalada Baydhabo.

Dowlladda Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo Sheekh adan Madobe waxaa waajib diini iyo mid dastuuri ahba ka saaran yahay Difaaca Shacabka iyo Dowladnimada Koonfur Galbeed.

Jimaa Feyla.

War-cusub:-Taliye Shub oo dhaawac ah ayaa hadda laga bixiyay gurigiisa doolow oo bas beelay ka dib markii duqeyn diyaara...
03/09/2026

War-cusub:-Taliye Shub oo dhaawac ah ayaa hadda laga bixiyay gurigiisa doolow oo bas beelay ka dib markii duqeyn diyaaradeed lala beegsaday.

Sida aan ku heleyno Macluumaad aan ka helnay ilo rasmiya oo ku sugan goobta dhacdada Taliyaha ayaa Barxada guriga sariir utaalay ku fiidsanayay marka ay duqeyntu dhacday taasoo sababtay in uu badbaado Balse firir badan ayaa galay jirkiisa.

Guriga oo ku yaalay Doolow ayaa naloo sheegay in uu dhamaan burburay,waxaana si guud amniga goobta ula wareegay ciidanka Itoobiya.

Sidey suuragal ku noqon kartaa Abdiaziz Laftagareen  iyo Taliye shub inay si Nabad ah kenya 🇰🇪 ku joogo Dowladuna Aysan ...
03/09/2026

Sidey suuragal ku noqon kartaa Abdiaziz Laftagareen iyo Taliye shub inay si Nabad ah kenya 🇰🇪 ku joogo Dowladuna Aysan illaa hada wax talabo diblumaasiyadeed ah aysan qaadin?

Falaago ama siyaasiyiin Kenyan ah oo Muqdisho ama qeyb kamida Somalia ku nool ma sameyn karaa waxay ragaan sameynayaan oo Kenya qalqal amni ma ka abuurikaraan?-

Jawaabtu waa maya oo Sida saxdaa Dowlada Kenya xariirka ay laleedahay Dal kale Inuu xumaado Waxay ka doorbidi laheyd daganaashiyaha iyo Nabadda Dalkeeda-

sidaas si Lamida Dowlada Somalia wa in aysan taas aqbalin oo ay Ragaan Ayagoo jeebesan Xamar laga soo dajiyaa ama xarirka Daris wadaag Ee Dowlada Kenya wax lagabadalaa.

Xigasho H.E. Mohamud M. Abdulle

Walaal waxa aad aboodu ku saacid walakan camoolka $0.5 $1 magaciisa waa nuux Abuukar Xiis. 618753350. Allah hakaa abaalm...
03/09/2026

Walaal waxa aad aboodu ku saacid walakan camoolka $0.5 $1 magaciisa waa nuux Abuukar Xiis. 618753350. Allah hakaa abaalmariyo waxa aad sadaqeesatay Mahadsanin

xafidahullaah aayatullaahi Hassan Eelaay halyeey dadkiisa iyo umadiisa ay jecelyihiin allahu akbar.
03/09/2026

xafidahullaah aayatullaahi Hassan Eelaay halyeey dadkiisa iyo umadiisa ay jecelyihiin allahu akbar.

insha allah madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waala dooran doonaa mar saddexaad sababtoo ah waa nin wax badan taray hayaa...
03/09/2026

insha allah madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waala dooran doonaa mar saddexaad sababtoo ah waa nin wax badan taray hayaanka dowladdnimada

insha allah illaahey idinkiisa cuqubada umadda reer baydhabo oo hal iyo habeen u geeriyoonaya xabadaha ay soo tuureen ko...
03/09/2026

insha allah illaahey idinkiisa cuqubada umadda reer baydhabo oo hal iyo habeen u geeriyoonaya xabadaha ay soo tuureen kooxda lafta gareen waa ay kasoo bixi doontaa isaga iyo caruurtiisa waxa ay ku raaxeeysanayaan nairobi kenya halka dadka reer baydhababa uu hurdada u diiday gun aan waligeed kuxun istaahilay wixii ku aaminay ayaa cawaaqiibteeda leh.

midda xigta lafta gareen xukunka asalkiisa h**e marka la geeynaayey waxaa loo laayey umad badan taas ayaa keeneysa in uu umaddaan u turi la yahay insha allah alle waxa uu iska xarimay dulmiga tusaale xukunka shalay xoog ayaa lagu geeyey maantana xoog ayaa looga qaatay ma jirin cid la daagaalantay.

Address

Maka/Almukarama Rood/mogadishu-
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614461934

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durdur Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Durdur Media Group:

Shortcuts

Share