Mohamud Ali Haji

Mohamud Ali Haji Communication Specialist | Security Studies | Protocol & Diplomacy | UPEACE πŸ‡ΊπŸ‡³β€“ PGD.

12/07/2026

Muqdishada Maanta πŸ™οΈπŸŒ†

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah ...
11/07/2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah Bilad Sharaf oo uu bixiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ku guddoonsiiyay Taliyaha Guutada 18-aad ee Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor ee Gobolka Dhexe, Gaashaanle Aadan Maxamed Faarax, iyagoo ku maamuusay dadaalkiisa, hoggaamintiisa iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay adkaynta amniga iyo horumarinta ciidamada.

09/07/2026
07/07/2026

"Hadal yuu kaa tagin" ayaa la dhahaa alaabtan 🐐

06/07/2026

Waligiisba isagaa rabay inuu nasto 🀣🀣

06/07/2026

Wax caadi ah oo mar mar dhacay miyaa in dhaqtarka adoo la joogo inuu Google ka raadiyo xanuunkaada?!

03/07/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer
sare ah oo ka socda dowladda Talyaaniga, kaasi oo uu hoggaaminayey
Wasiirka Arrimaha Gudaha Talyaaniga,
Mudane Matteo Piantedosi.

02/07/2026

Wasiir Fiqi waa mixnad runtii 🀣🀣

Aabbihii Dowladnimada Casriga ah Mudane, Ra'iisul Wasaare Cabdullaahi Ciise Maxamuud.Waa Ra'iisul Wasaarihii ugu horreey...
01/07/2026

Aabbihii Dowladnimada Casriga ah Mudane, Ra'iisul Wasaare Cabdullaahi Ciise Maxamuud.

Waa Ra'iisul Wasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya yeelatay 1955 illaa 1959 isaga oo caalamka tusay in Soomaaliya kamid noqon karto dowladaha Casriga ah ee dunida ka hana-qaadayay.

Mahadsanid.

01/07/2026

Cawaale πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ«‘

Address

Afgoi Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Ali Haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohamud Ali Haji:

Shortcuts

Share