Somalia Investment Promotion Office

Somalia Investment Promotion Office The Somalia Investment Promotion Office (SOMINVEST) at the Ministry of Planning, Investment and Econ

Soomaaliya oo Soo Jiidaneysa Maalgashi Caalamiga ahAgaasimaha Waaxda Dhiirrigelinta Maalgashiga (SOMINVEST) ee Wasaaradd...
03/06/2026

Soomaaliya oo Soo Jiidaneysa Maalgashi Caalamiga ah

Agaasimaha Waaxda Dhiirrigelinta Maalgashiga (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo, ayaa maanta qaabilay wafdi maalgashato Shiineys ah oo soo gabagabeeyay booqasho qiimeyn ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya.

Wafdiga ayaa muujiyay rabitaan xooggan oo ku aaddan maalgashiga qaybaha dhismaha, gaadiidka iyo beeraha, iyagoo Soomaaliya u aqoonsaday goob leh fursado maalgashi oo rajo leh.

Kulankan ayaa ka tarjumaya kalsoonida sii kordheysa ee maalgashatada caalamiga ah ku qabaan fursadaha dhaqaale ee Soomaaliya iyo dadaallada dowladda ee lagu horumarinayo jawiga maalgashiga.

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka waxay sii wadi doontaa taageeridda maalgashiga istaraatiijiga ah ee gacan ka geysanaya shaqo-abuurka, koboca dhaqaalaha iyo hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029).

🏗️ Somalia’s Real Estate and Construction Sector is rapidly emerging as key drivers of economic transformation, urban gr...
14/05/2026

🏗️ Somalia’s Real Estate and Construction Sector is rapidly emerging as key drivers of economic transformation, urban growth, and infrastructure development.

SOMINVEST is proud to publish the latest Sectoral Study on Somalia’s Real Estate and Construction Sector— providing investors, developers, policymakers, and the Somali diaspora with critical market insights, investment opportunities, sector trends, and policy recommendations shaping the future of the industry.

From affordable housing and commercial developments to industrial parks and modern infrastructure, the study highlights the untapped potential of one of Somalia’s fastest-growing sectors and the opportunities available for strategic investment partnerships.

📘 Read the full study here:

SOMINVEST officials have today participated in the virtual capacity building session on “EIF in Action: Championing Trad...
12/05/2026

SOMINVEST officials have today participated in the virtual capacity building session on “EIF in Action: Championing Trade and Investment in the Least Developed Countries (LDCs)” organized under the Enhanced Integrated Framework (EIF) in collaboration with international trade and investment stakeholders.

The high-level session brought together representatives from the WTO, UNCTAD, ITC, Afreximbank, WAIPA, development partners, investment promotion agencies, and trade institutions to discuss practical strategies for aligning trade and investment policies to accelerate economic transformation in LDCs.

The discussions highlighted the importance of strengthening investment ecosystems, promoting export diversification, enhancing value addition, and building stronger linkages between foreign direct investment (FDI) and domestic enterprises.

SOMINVEST remains committed to advancing Somalia’s investment and trade agenda by fostering strategic partnerships, improving the investment climate, and positioning Somalia as a competitive destination for sustainable and impactful investment.

11/05/2026
Soomaaliya maanta waxaa ka socda koboc degdeg ah oo dhinaca magaalooyinka ah, taas oo abuureysa fursado maalgashi oo waa...
09/05/2026

Soomaaliya maanta waxaa ka socda koboc degdeg ah oo dhinaca magaalooyinka ah, taas oo abuureysa fursado maalgashi oo waaweyn. Tirada dadka ku nool magaalooyinka ayaa sii kordheysa sanad walba, halka baahida loo qabo guryo casri ah, waddooyin, adeegyo iyo kaabeyaal magaalo ay aad u sarreyso. Arrintan waxay Soomaaliya ka dhigeysaa meel ay ka jiraan fursado maalgashi oo ballaaran oo aan weli si buuxda looga faa’iideysan.

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) wuxuu ka shaqeynayaa sidii Soomaaliya loogu soo jiidi lahaa maalgashi la xiriira guryeynta, dhismaha, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo horumarinta magaalooyinka, si loo taageero horumarka dalka loona abuuro fursado faa’iido leh oo waara.

Somalia’s urban transformation is no longer a future prospect — it is a present-day investment reality.

With an urban population of over 7.4 million, annual urban growth of 4.3%, and a housing deficit exceeding 2 million units, the demand for modern housing, urban infrastructure, and sustainable city development presents one of the largest untapped investment opportunities in the region.

At the same time, addressing the needs of refugees and internally displaced populations requires scalable, inclusive, and commercially viable housing solutions that can drive both social impact and economic growth.

At SOMINVEST, we are committed to positioning Somalia as a strategic destination for real estate, construction, infrastructure, and urban development investment — unlocking opportunities that support national transformation while generating long-term value for investors.

07/05/2026
Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarin...
06/05/2026

Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo, iyo howl-wadeennada xafiiska ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire Alper Aktaş, Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, iyo diblomaasiyiin kale, si loo xoojiyo loona hormariyo ajandaha maalgashiga ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta fursadaha cusub ee maalgashi, xoojinta iskaashiga ganacsatada labada dal, iyo sare u qaadidda sumcadda Soomaaliya si ay u noqoto goob ammaan ah oo soo jiidata maalgashi waara.

Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay xoojinta iyo dhaqangelinta qaab-dhismeedka iskaashiga laba-geesoodka ah ee u dhexeeya SOMINVEST iyo Invest in Türkiye, si kor loogu qaado wada-shaqeynta la xiriirta dhiirigelinta maalgashiga, is-weydaarsiga xogta, macluumaadka iyo waayo-aragnimada, loona taageero kordhinta qulqulka maalgashiga ee ku wajahan mashaariicda qaran ee mudnaanta leh ee ay SOMINVEST soo bandhigtay.

Turkiga waxa uu ka mid yahay saaxiibbada istiraatiijiga ah ee Soomaaliya dhinaca maalgashiga iyo iskaashiga dhaqaale, iyadoo uu si joogto ah u sii kordhayo maalgashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada dhismaha, kaabeyaasha dhaqaalaha, gaadiidka, warshadaha, iyo maamulka dekedaha.

Today, we celebrate the resilience, dedication, and hard work of Somalia’s workforce — the driving force behind our nati...
01/05/2026

Today, we celebrate the resilience, dedication, and hard work of Somalia’s workforce — the driving force behind our nation’s growth and transformation.

At SOMINVEST, we recognize that sustainable economic development begins with empowered people. From entrepreneurs and innovators to skilled workers across every sector, your contributions are building the foundation for a stronger, more prosperous Somalia.

As we mark Labour Day, we reaffirm our commitment to promoting investment that creates jobs, strengthens industries, and unlocks opportunities for all.

Together, we are shaping a future defined by productivity, dignity, and shared prosperity.

Agaasimaha Xafiiska Dhiirgelinta  Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST), ee Wasaaradda Qorsheynta, Mudane Mohamed Dubo, aya...
30/04/2026

Agaasimaha Xafiiska Dhiirgelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST), ee Wasaaradda Qorsheynta, Mudane Mohamed Dubo, ayaa la kulmay Danjiraha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed Salah Hassan Keshtah, si ay isugu dhaafsadaan warbixinno ku saabsan qeybaha kala duwan ee Dhaqaalaha labada dal, u wada eegan mashaariicda qaran ee maalgashi u diyaarsan (bankable projects), isla markaana dib u eegaan qaab-dhismeedyada iskaashiga maalgashi ee laba geesoodka ah ee haatan jira.

Wadahadalladu waxay muujinayeen sida ay Soomaaliya iyo Masar uga go’an tahay xoojinta iskaashiga dhaqaale iyada oo loo marayo qaab-dhismeedyo laba geesood iyo kuwo caalami ah, iyadoo diiradda la saarayo kobcinta fursadaha maalgashi, fududeynta ganacsiga, iyo xoojinta ka qeybgalka ganacsiga gaarka loo leeyahay.

SOMINVEST waxa weli ka go’an in ay kulamada noocan oo kale ah u beddesho natiijooyin maalgashi oo la taaban karo, kuwaas oo horseeda koboc iyo horumar dhaqaale waara.

At SOMINVEST, our mission is clear: to position Somalia as a competitive and attractive destination for global investmen...
29/04/2026

At SOMINVEST, our mission is clear: to position Somalia as a competitive and attractive destination for global investment.

We continue to support our embassies and diplomatic missions worldwide through targeted trainings, high-quality investment promotion materials, and regular investment landscape reports—ensuring consistency, clarity, and impact in how Somalia’s story is told.

I am particularly pleased that our investment promotion materials are now available in four major languages—Arabic, English, Turkish, and French. This strategic step has significantly expanded our global reach, strengthened investor engagement, and enhanced our traction across key markets.

This is more than translation—it is about access, connection, and unlocking opportunities for partnerships and capital inflows into Somalia.

Together, we are amplifying Somalia’s investment narrative on the global stage.

Address

Mogadishu
25261

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Investment Promotion Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somalia Investment Promotion Office:

Share