Yahye Nor Abokar

Yahye Nor Abokar Somali Heshiis Ah Dunidana Heshiis La Ah

11/07/2024
Waa Geesiyadii maanta  Naftooda U Huray In Ay Cadawga Ka Bad baadsheen Shaqaalaha    Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Ee Xam...
22/01/2023

Waa Geesiyadii maanta Naftooda U Huray In Ay Cadawga Ka Bad baadsheen Shaqaalaha Xarunta Aqalka Dowlada Hoose Ee Xamar Cadawgana Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Kusoo Afjaray Alle Ayaa Ku Mahadsan .
GUUL GUUL GUUL 💪💪💪

08/01/2023

Musharax gudomiye midowga ardayda Jmcada somalia MAJSO

20/08/2022

"Nin Og in la badalaayo waxaba qaban maayo ee Taliyaashaan naga hor wareeji Xassanoow"

Nabaddoon Abaabul.

Waa ku mahadsan tahay sida aad u soo Af jartay Argagixisadii hoteelka isku dayday in ay qabsadaan.Waa hubaa in Agaasime ...
19/08/2022

Waa ku mahadsan tahay sida aad u soo Af jartay Argagixisadii hoteelka isku dayday in ay qabsadaan.

Waa hubaa in Agaasime Mahad Salad u joogo reer Muqdisha in aysan ciil ku seexaneen wakaas caawa 3 ka mid ah Argagixisadii noolasha lagu soo qabtay .

Allaha u naxariisto inta dhimatay mar hadii dagaal dhaco dhimasho waa qasab waxaasa muhiim ah in Argagixisada laga takhaluso

Said Islam

18/08/2022

Alle Ha U Naxariisto Abwaan Hadraawi 😭😭

HAMBALYO: Waxaa caawa ku guuleystay wariyaha sanadka ee ugu wanaagsanaa wariyayaasha Soomaaliyeed Abdiaziz Golfyare, oo ...
17/08/2022

HAMBALYO: Waxaa caawa ku guuleystay wariyaha sanadka ee ugu wanaagsanaa wariyayaasha Soomaaliyeed Abdiaziz Golfyare, oo runtii ah shaqsi kulansaday ( Aqoon saxaafaddeed oo sal adeg leh, degenaan iyo hubsiino wareed, dhexdhexaadnimo iyo fahamka siyaasadaha is-diidooyinka iyo is ogolka leh ee ka jira dalkeena iyo mida gobolka aan ka tirsanahay.

Waa saadaaliyo xisaabsiyaasadeedka soo socda iyo dhaxalka mida markaasi lagu dhex jiro. Waana xirfadle aan lagu qaldin war dhinac ka raran oo ay koox gaar ah wadato.

Ugu danbeyn, waa wariyaha keliya ee sanadahan lagu sifeyn karo fasirka saxaafadda ee ah “ Warbaahintu saaxiib adiga kulama ahan, ee xogta ayey saaxiib la tahay,taasi oo mar kaa farxisa, mar kaa cadheysiisa, markalana ku madadaaliso “. Waana mida loogu yaqaan MR, ISKEERSO.

Waxaan ogeyn iyadoo la leeyahay Farmaajo lacag Ayaa loo Aruurihaa Si loogu Dhiso guri eey Ku Sheegen Mahad.sanid Madaxwe...
15/08/2022

Waxaan ogeyn iyadoo la leeyahay Farmaajo lacag Ayaa loo Aruurihaa Si loogu Dhiso guri eey Ku Sheegen Mahad.sanid Madaxweyne Balse Hadda waxaa Soo Baxday in lacagtii Ku furtay Maqaayad kala kacsan looguna Magac daray
Farmaajo RESTAURANT Khalaaaaaas gurigi Farmaajo

Madaweyne XSH Madaxweyne Sii Sii, Agaasimaha Fisa Iyo Wasiir Madaxaa Na furan kulan Cajiib Ah!
26/07/2022

Madaweyne XSH Madaxweyne Sii Sii, Agaasimaha Fisa Iyo Wasiir Madaxaa Na furan kulan Cajiib Ah!

Goormaa noogu dambeesay Madaxweyne Gaariga uu ku soconaa lagu xardhay magaca jamuuriyada uu hogaamiyo iyo calanka baluug...
21/07/2022

Goormaa noogu dambeesay Madaxweyne Gaariga uu ku soconaa lagu xardhay magaca jamuuriyada uu hogaamiyo iyo calanka baluuga ah.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye Nor Abokar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share