EUTM Somalia

Directions Website

EUTM Somalia European Union Military Mission to contribute to the training of Somali National Armed Forces

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐— ๐—™๐—–๐—ฑ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—š๐——๐—ง๐—–EUTM Somalia Mission Force Commander, Brigadier General Ivan FALASCA, paid his fir...
07/10/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐— ๐—™๐—–๐—ฑ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—š๐——๐—ง๐—–
EUTM Somalia Mission Force Commander, Brigadier General Ivan FALASCA, paid his first visit to the General Dhagabadan Training Centre (GDTC) in Mogadishu.
During the visit, Brigadier General FALASCA toured the training areas, gaining a first-hand overview of the facilities where EUTM Somalia conducts training activities for the Somali Armed Forces.
At GDTC, the Mission delivers courses such as the Basic Officer Course (BOC), Counter-Improvised Explosive Device (C-IED) Course, Combat Life Saver (CLS) Course, Weapon Maintenance Course and Advanced Shooting Course, as well as sessions on the Law of Armed Conflict (LOAC) and Gender Perspective in Military Operations, among other courses and seminars contributing to professional development and operational effectiveness.
๐—•๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ฆ๐—–๐—” ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐— ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป'๐˜€ ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐˜๐—ผ ๐—ฐ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐—ฐ๐—ผ๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐˜„๐—ถ๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜๐—ผ ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ-๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต ๐˜๐—ผ ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐— ๐—™๐—–๐—ฑ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐——๐—ง๐—–
Taliyaha Hawlgalka EUTM Somalia, Sareeye Guuto Ivan FALASCA, ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay Xarunta Tababarka General Dhagabadan (GDTC) ee Muqdisho.
Intii lagu guda jiray booqashada, Sareeye Guuto FALASCA wuxuu kormeeray goobaha tababarka, isagoo si dhow u arkay meelaha ay EUTM Somalia ka fuliso hawlaha tababarka ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
Xarunta GDTC, Hawlgalku wuxuu ku bixiyaa koorsooyin ay ka mid yihiin Koorsoada Tababarka Saraakiisha Aasaasiga ah, Koorsada ka hortagga walxaha qarxa, Koorsada Gargaarka Degdegga ah, koorsada dayactirka hubka iyo Toogashada heerka sare, , iyo sidoo kale casharro ku saabsan sharciga colaadaha hubeysan iyo Aragtiyaha Jinsiga ee Hawlgallada Milatari koorsooyin iyo siminaaro kale oo ka qayb qaata horumarinta xirfadeed iyo wax-ku-oolnimada hawlgalka.
๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐˜๐—ผ ๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ฆ๐—–๐—” ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐˜‚ ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ด๐—ผ'๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ.

๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐—–๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฉ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฒ๐˜€: ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐—บProfessionalism underpins every aspect of EUTM Somalia's work. It guides the ...
07/10/2026

๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐—–๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฉ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฒ๐˜€: ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐—บ
Professionalism underpins every aspect of EUTM Somalia's work. It guides the delivery of high-quality training and strategic advice, combining expertise, operational discipline, ethical conduct and accountability. It extends beyond technical competence to leadership, sound decision-making, respect for legal and ethical standards, and the consistent application of best practices across Mission activities.
By promoting professionalism within Somali security forces, EUTM Somalia supports the development of capable, effective and trusted institutions. Strong professional standards strengthen operational performance, encourage responsible leadership and help build public confidence. Over time, embedding these principles contributes to resilient Somali security forces able to perform their duties responsibly and increasingly independently.
๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐˜๐—ผ ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ. ๐——๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐˜๐—ผ ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜๐˜†. ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜€.


๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐—ค๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต: ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ-๐˜†๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ
Xirfad-yaqaanimadu waa tiir muhiim u ah dhammaan howlaha EUTM Somalia. Waxay hagtaa bixinta tababaro tayo sare leh iyo talo istiraatiiji ah, iyadoo isku darsaysa khibrad, nidaam hawlgal, anshax wanaagsan iyo isla-xisaabtan. Waa ay ka qoto dheer tahay xirfadaha farsamo; waxay sidoo kale ka kooban tahay hogaan wanaagsan, go'aan-qaadasho maangal ah, u hoggaansanaanta heerarka sharciga iyo anshaxa, iyo joogteynta hab-dhaqanada ugu wanaagsan ee shaqooyinka howlgalka.
Iyadoo la dhiirigelinayo xirfad-yaqaanimada ciidamada amniga Soomaaliyeed, EUTM Somalia waxay taageertaa dhismaha hay'ado karti leh, wax-ku-ool ah oo lagu kalsoonaan karo. Xirfadlenimada heerka sare waxay xoojisaa waxqabadka hawlgalka, waxay dhiirigelisaa hoggaan masuuliyad leh, waxayna gacan ka geystaan dhisidda kalsoonida shacabka. Muddo fog, mabaadi'dani waxay gacan ka geystaan adkeysiga iyo madax-banaanida ciidamada amniga Soomaaliyeed.
๐—ž๐—ฎ ๐—ด๐—ผ'๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ. ๐—จ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—น๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ. ๐—จ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐—–๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑBrigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Trai...
01/10/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ | ๐—–๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ
Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio MANES during a Change of Command Ceremony in Mogadishu.
The ceremony was presided over by the Director of the Military Planning and Conduct Capability (MPCC), Lieutenant General Michiel van der LAAN, and attended by the Chief of Defence Forces of the Somali Armed Forces, General Ibrahim Mohamed Mohamud, alongside ambassadors, Heads of Mission, Somali civilian and military authorities, representatives of international organisations and international partners.
During the ceremony, Brigadier General MANES was awarded the CSDP Medal for Extraordinary Meritorious Service, recognising his contribution to peace, security and stability in Somalia.
Throughout this mandate, EUTM Somalia strengthened its work across Advising, Training and Mentoring. The Mission delivered 18 courses and seminars in security, healthcare, information technology, engineering and maritime security, involving Somali and AUSSOM personnel in cooperation with international partners.
The Mission also resumed activities at its Training Area following the resolution of operating cost issues. Between January and September 2026, EUTM Somalia coordinated and supported 11 training events involving 626 participants, including the Basic Officers Course, C-IED and live-fire training, as well as courses in logistics, fuel management and information technology.
Reflecting on the mandate, Brigadier General MANES highlighted the importance of trust, cooperation and Somali ownership:
โ€œI am proud of what we have accomplished together. But I am even more proud of the relationships we have built: relationships based on trust, mutual respect and a shared determination to contribute to Somaliaโ€™s future.โ€
With Brigadier General FALASCA now in command, EUTM Somalia continues its commitment to strengthening Somali security institutions through advising, mentoring and training, while promoting Somali ownership and the sustainable development of national capabilities.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ | ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ
Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka Hawlgalka Midowga Yurub ee Tababarka Soomaaliya, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka taliska ah oo ka dhacday Muqdisho.
Munaasabadda waxaa guddoomiyay Agaasimaha Awoodda Qorsheynta iyo Fulinta Hawlgallada Milatari ee Midowga Yurub, Sarreeye Guud Michiel van der LAAN. Waxaa sidoo kale ka qaybgalay Taliyaha Ciidamada Difaaca Soomaaliya, sarreeye Guuto Jeneraal Ibrahim Mohamed Mohamud, safiirro, madaxda ergooyinka diblomaasiyadeed, masโ€™uuliyiin rayid iyo milatari Soomaali ah, wakiillo ka socday hayโ€™adaha caalamiga ah iyo saaxiibbada caalamiga ah.
Intii ay munaasabadda socotay, Sarreeye Guuto MANES waxaa la guddoonsiiyay Billadda CSDP ee Adeegga Gaarka ah ee Mudan, taas oo lagu aqoonsaday kaalintii uu ka qaatay nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.
Intii uu xilkiisu socday, EUTM Soomaaliya waxay xoojisay shaqadeeda dhinacyada La-tashiga, Tababarka iyo Hagidda. Hawlgalku wuxuu bixiyay 18 koorso iyo siminaarro ku saabsan amniga, daryeelka caafimaadka, tignoolajiyadda macluumaadka, injineernimada iyo amniga badda, iyadoo ay ka qaybqaateen ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa AUSSOM, iyadoo lala kaashanayo saaxiibbada caalamiga ah.
Hawlgalku wuxuu sidoo kale dib u bilaabay howlihii ka socday Aagga Tababarka, kadib markii la xalliyay arrimihii la xiriiray kharashaadka hawlgalka. Intii u dhaxaysay Janaayo iyo Sebtembar 2026, EUTM Soomaaliya waxay isku dubbariday oo taageertay 11 munaasabad oo tababar ah, kuwaas oo ay ka qaybqaateen 626 qof. Tababarradaas waxaa ka mid ahaa Koorsooyinka Saraakiisha Aasaasiga ah, C-IED iyo tababarka rasaasta nool, iyo sidoo kale koorsooyin ku saabsan saadka, maaraynta shidaalka iyo tignoolajiyadda macluumaadka.
Isagoo ka hadlayay muddadii uu xilka hayay, Sarreeye Guuto MANES wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leeyihiin kalsoonida, iskaashiga iyo lahaanshaha Soomaaliyeed:
โ€œWaxaan ku faanayaa wixii aan si wadajir ah u gaarnay. Laakiin waxa aan ka sii faanayaa xiriirradii aan dhisnay: xiriirro ku salaysan kalsooni, is-ixtiraam iyo goโ€™aan wadajir ah oo aan ku doonayno inaan gacan ka geysanno mustaqbalka Soomaaliya.โ€
Iyadoo Sarreeye Guuto FALASCA uu hadda hoggaanka la wareegay, EUTM Soomaaliya waxay sii wadaysaa dadaalkeeda ku aaddan xoojinta hayโ€™adaha amniga Soomaaliya, iyadoo loo marayo la-talin, hagid iyo tababar, isla markaana dhiirrigelinaysa lahaanshaha Soomaaliyeed iyo horumarinta waarta ee awoodaha qaranka.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐— ๐—ฃ๐—–๐—– ๐——๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎEUTM Somalia welcomed Lieutenant General Michiel van der LAAN, Director G...
30/09/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐— ๐—ฃ๐—–๐—– ๐——๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—น ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
EUTM Somalia welcomed Lieutenant General Michiel van der LAAN, Director General of the European Union Military Staff and Director of the Military Planning and Conduct Capability (MPCC), to the Mission Headquarters in Mogadishu.
Lieutenant General van der LAAN was received by the Mission Force Commander, Brigadier General Elio MANES, together with the incoming Mission Force Commander, Brigadier General FALASCA. During the visit, he engaged with Mission personnel and gained first-hand insight into EUTM Somaliaโ€™s ongoing activities in support of Somaliaโ€™s security and defence institutions.
The Director MPCC also held a series of high-level institutional meetings with the U.S. Chargรฉ dโ€™Affaires, the Ambassador of Italy to Somalia, the Somali Chief of Defence Forces, the European Union Ambassador to Somalia and representatives of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM). These engagements provided an opportunity to exchange views on security cooperation, regional challenges and continued international support to Somaliaโ€™s security and defence sector.
As the EUโ€™s permanent command and control structure at the military-strategic level, responsible for the operational planning and conduct of EU non-executive military missions, the MPCC plays a key role in ensuring strategic direction and coherence. The visit further strengthened the link between EUTM Somalia and the European Unionโ€™s military strategic structures.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฃ๐—–๐—– ๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
EUTM Somalia waxay Xarunta Hawlgalka ee Muqdisho ku soo dhoweysay Lieutenant General Michiel van der LAAN, Agaasimaha Guud ee Shaqaalaha Militariga Midowga Yurub iyo Agaasimaha Awoodda Qorsheynta iyo Fulinta Militariga (MPCC).
Lieutenant General van der LAAN waxaa qaabilay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka, Brigadier General Elio MANES, iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Hawlgalka, Brigadier General FALASCA. Intii uu booqashada ku guda jiray, wuxuu la kulmay shaqaalaha Hawlgalka, wuxuuna si toos ah uga helay faham ku saabsan hawlaha socda ee EUTM Somalia ee lagu taageerayo hayโ€™adaha amniga iyo difaaca Soomaaliya.
Agaasimaha MPCC wuxuu sidoo kale yeeshay kulammo heer sare ah oo hayโ€™adeed oo uu la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo wakiillo ka socday Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Kulammadan waxay fursad u siiyeen dhinacyada inay is-weydaarsadaan aragtiyo ku saabsan iskaashiga amniga, caqabadaha gobolka iyo sii wadidda taageerada caalamiga ah ee waaxda amniga iyo difaaca Soomaaliya.
Maadaama MPCC uu yahay qaab-dhismeedka joogtada ah ee Midowga Yurub ee taliska iyo xakamaynta heerka istaraatiijiyadda militariga, isla markaana masuul ka ah qorsheynta hawlgalka iyo fulinta hawlgallada militari ee Midowga Yurub ee aan fulinta tooska ah lahayn, MPCC wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa xaqiijinta jihaynta istaraatiijiga ah iyo isku-xirnaanta. Booqashadu waxay sii xoojisay xiriirka u dhexeeya EUTM Somalia iyo qaab-dhismeedyada istaraatiijiyadda militariga ee Midowga Yurub.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ ๐— ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ผ๐—ด๐—ฒ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎEUTM Somalia welcomed the Head of Mission of EUCAP Somalia, Mr. Kฤ™stutis LA...
30/09/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ ๐— ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ผ๐—ด๐—ฒ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
EUTM Somalia welcomed the Head of Mission of EUCAP Somalia, Mr. Kฤ™stutis LANฤŒINSKAS, to the Mission Headquarters in Mogadishu, where he was received by the Mission Force Commander, Brigadier General Elio MANES.
The visit highlighted the close cooperation between the EUโ€™s military and civilian CSDP Missions in Somalia and their complementary roles within the European Unionโ€™s integrated approach in support of Somaliaโ€™s security sector.
While EUTM Somalia contributes to strengthening Somaliaโ€™s defence institutions through advising, mentoring and training, EUCAP Somalia supports Somali authorities in developing maritime security, policing capabilities and the wider rule of law framework.
Through continued coordination and cooperation, the two Missions bring together their respective expertise to provide coherent and sustainable EU support to Somalia, guided by Somali ownership and national priorities.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hawlgalada Midowga Yurub oo si wadajir ah uga shaqaynaya Soomaaliya
EUTM Soomaaliya waxay xarunta dhexe ee Hawlgalka ee Muqdisho ku soo dhaweysay Madaxa Hawlgalka EUCAP Soomaaliya, Mudane Kฤ™stutis LANฤŒINSKAS, waxaana halkaas ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka, Sarreeye Guuto Elio MANES.
Booqashadu waxay muujisay iskaashiga dhow ee ka dhexeeya Hawlgallada milatari iyo kuwa rayidka ah ee Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyo doorkooda is-dhammaystiraya ee ku aaddan habka isku-dhafan ee Midowga Yurub ee lagu taageerayo waaxda amniga Soomaaliya.
Iyadoo EUTM Soomaaliya ay gacan ka geysato xoojinta hayโ€™adaha difaaca Soomaaliya, iyadoo adeegsanaysa talo-bixin, hagid iyo tababar, EUCAP Soomaaliya waxay taageertaa hayโ€™adaha Soomaaliyeed sidii ay u horumarin lahaayeen amniga badda, awoodaha booliiska iyo guud ahaan nidaamka ku dhisan sarreynta sharciga.
Iyadoo la sii xoojinayo isku-duwidda iyo iskaashiga, labada Hawlgal waxay isu keenayaan khibradahooda kala duwan si ay Soomaaliya u siiyaan taageero Midowga Yurub oo isku-xiran oo waarta, taas oo ku salaysan lahaanshaha Soomaaliyeed iyo mudnaanta qaranka.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—จ.๐—ฆ. ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐˜๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒฬRecently, the Mission Force Commander of EUTM Somalia, Brigadier...
29/09/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—จ.๐—ฆ. ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐˜๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒฬ
Recently, the Mission Force Commander of EUTM Somalia, Brigadier General Elio MANES, welcomed the U.S. Defence Attachรฉ to Somalia, Colonel Egan Oโ€™REILLY, to the Mission Headquarters in Mogadishu.
The visit provided an opportunity to strengthen institutional dialogue and engagement between EUTM Somalia and a valued partner supporting Somaliaโ€™s security and defence sector.
Colonel Oโ€™Reillyโ€™s visit reflects the importance of maintaining close engagement among international partners in Somalia and contributes to broader efforts in support of Somali security institutions.
Engagement with partners remains a key element of EUTM Somaliaโ€™s approach, promoting coordination and complementarity while supporting Somali ownership and the sustainable development of national capabilities.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ
Dhawaan, Taliyaha Ciidanka Howlgalka EUTM Soomaaliya, Sarreeye Guuto Elio MANES, ayaa Xarunta Howlgalka ee Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxa Difaaca Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Kornayl Egan Oโ€™REILLY.
Booqashadu waxay fursad u noqotay xoojinta wada-hadalka iyo xiriirka hayโ€™adaha ee u dhexeeya EUTM Soomaaliya iyo mid ka mid ah bahwadaagta muhiimka ah ee taageera waaxda amniga iyo difaaca Soomaaliya.
Booqashada Kornayl Oโ€™Reilly waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in la sii wado xiriirka dhow ee u dhexeeya bahwadaagta caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya, waxayna qayb ka tahay dadaallada ballaaran ee lagu taageerayo hayโ€™adaha amniga Soomaaliya.
La shaqeynta bahwadaagta ayaa weli ah qayb muhiim ah oo ka mid ah habka EUTM Soomaaliya, u dhiirrigelinaysa isku-duwidda iyo dhammaystirka dadaallada kala duwan, isla markaana taageeraysa lahaanshaha Soomaaliyeed iyo horumar waara oo lagu kobcinayo awoodaha qaranka.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—œ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐˜๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒฬ  ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎLast week, the Mission Force Commander of EUTM So...
29/09/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—œ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐˜๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒฬ ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
Last week, the Mission Force Commander of EUTM Somalia, Brigadier General Elio MANES, welcomed the Italian Defence Attachรฉ to Somalia, Navy Captain Antonino MAZZOCCA, to the Mission Headquarters in Mogadishu.
The meeting provided an opportunity to exchange views on EUTM Somaliaโ€™s activities and on the continued cooperation in support of Somaliaโ€™s security and defence institutions.
As Italyโ€™s Defence Attachรฉ to Somalia, Captain Mazzocca plays an important role in fostering defence relations and supporting coordination between the Italian and Somali defence institutions.
The visit also highlighted the close cooperation between EUTM Somalia and Italy in support of the Missionโ€™s mandate and its efforts to strengthen the capabilities of the Somali Armed Forces.
EUTM Somalia remains committed to working closely with its partners in support of a more capable, professional and accountable Somali security sector.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ
Toddobaadkii h**e, Taliyaha Ciidanka Howlgalka EUTM Soomaaliya, Sarreeye Guuto Janaraal Elio MANES, ayaa xarunta Howlgalka ee Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxa Difaaca ee Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya, Kabtan Ciidanka Badda Antonino MAZZOCCA.
Kulanka ayaa fursad u noqday in lagu kala aragti qaato hawlaha EUTM Soomaaliya iyo iskaashiga sii socda ee lagu taageerayo hayโ€™adaha amniga iyo difaaca Soomaaliya.
Isagoo ah Madaxa Difaaca Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya, Kabtan Mazzocca wuxuu door muhiim ah ka qaataa xoojinta xiriirka dhinaca difaaca iyo fududeynta isku-duwidda u dhexeysa hayโ€™adaha difaaca Talyaaniga iyo Soomaaliya.
Booqashadu waxay sidoo kale muujisay iskaashiga dhow ee ka dhexeeya EUTM Soomaaliya iyo Talyaaniga, kaas oo lagu taageerayo waajibaadka Howlgalka iyo dadaallada lagu xoojinayo awoodda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.
EUTM Soomaaliya waxa weli ka goโ€™an inay si dhow ula shaqeyso bahwadaaggeeda, iyadoo taageeraysa sidii loo heli lahaa hayโ€™ado amni oo Soomaaliyeed oo leh awood dheeraad ah, xirfad leh, isla markaana isla xisaabtan leh.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—˜๐—จ ๐—”๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ฟ-๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎEUTM Somalia welcomed H.E. Lรกszlรณ MรTHร‰, EU Ambassador...
29/09/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜€ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—˜๐—จ ๐—”๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ฟ-๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐˜๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
EUTM Somalia welcomed H.E. Lรกszlรณ MรTHร‰, EU Ambassador-designate to Somalia and Head of the European Union Delegation to Somalia, to the Mission Headquarters in Mogadishu.
Ambassador-designate Mรกthรฉ was received by the Mission Force Commander, Brigadier General Elio MANES, during one of his first engagements since taking up his new role in Somalia.
The visit provided an opportunity to exchange views on EUTM Somaliaโ€™s contribution to the European Unionโ€™s broader engagement in the country, particularly in support of peace and security and the strengthening of Somali security institutions.
The meeting also reaffirmed the importance of close coordination between the EU Delegation and EUTM Somalia, as part of the European Unionโ€™s continued commitment to strengthening and deepening its partnership with Somalia in an integrated approach.
EUTM Somalia looks forward to continued close cooperation with Ambassador-designate Mรกthรฉ and the EU Delegation in support of Somaliaโ€™s security priorities.


๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—ฌ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐—ฏ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ
EUTM Somalia ayaa xarunta dhexe ee howlgalka Muqdisho ku soo dhaweysay Mudane Lรกszlรณ MรTHร‰, oo ah Safiirka Midowga Yurub ee loo magacaabay Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Safiirka la magacaabay ee Mรกthรฉ waxaa qaabilay Taliyaha Ciidanka Howlgalka, Sarreeye Guuto Elio MANES, xilli uu ku guda jiray kulamadiisii ugu h**eeyay tan iyo markii uu la wareegay xilka cusub ee Soomaaliya.
Booqashadan ayaa fursad u ahayd in la isku dhaafsado aragtiyo ku saabsan doorka EUTM Somalia ay ku leedahay ka-qayb-galka balaaran ee Midowga Yurub uu ka wado dalka, gaar ahaan taageerada nabadda iyo amniga iyo xoojinta hay'adaha amniga Soomaaliya.
Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi dhow oo dhexmara Ergada Midowga Yurub iyo EUTM Somalia, taas oo qayb ka ah ballan-qaadka joogtada ah ee Midowga Yurub ee ku aaddan xoojinta iyo qoto-dheeraynta iskaashiga kala dhexeeya Soomaaliya.
EUTM Somalia waxay rajaynaysaa inay sii waddo iskaashiga dhow ee kala dhexeeya Safiirka la magacaabay ee Mรกthรฉ iyo Ergada Midowga Yurub si loo taageero mudnaanta amniga Soomaaliya.

๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—œ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป๐˜ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎLieutenant General Giovanni Maria Iannucci, Command...
28/09/2026

๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—œ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป๐˜ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜€ ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
Lieutenant General Giovanni Maria Iannucci, Commander of the Italian Joint Operations Command (COVI), visited the Headquarters of EUTM Somalia in Mogadishu, where he was welcomed by the Mission Force Commander, Brigadier General Elio Manes.
During the visit, Lieutenant General Iannucci received an update on the Missionโ€™s activities and met with senior representatives of the contributing Nationa and Italian personnel serving within EUTM Somalia. Together with Brigadier General Manes and the Italian Ambassador to Somalia, H.E. Pier Mario Daccรฒ Coppi, he also met with the Somali Minister of Defence, H.E. Ahmed Macallin Fiqi, and the Commander of the Somali Armed Forces, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud.
The visit reaffirmed Italyโ€™s strong commitment to the European Unionโ€™s engagement in Somalia and its continued support to EUTM Somalia in strengthening the capabilities of the Somali Armed Forces and contributing to long-term stability and security.


๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ด๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—˜๐—จ๐—ง๐—  ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ
Sarreeye Gaas Giovanni Maria Iannucci, oo ah Taliyaha Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga (COVI), ayaa booqday Xarunta Dhexe ee EUTM Somalia ee Muqdisho, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka, Sarreeye Guuto Elio Manes.
Intii lagu guda jiray booqashada, Sarreeye Gaas Iannucci ayaa warbixin ka dhageystay hawlaha uu wado hawlgalku, wuxuuna la kulmay wakiillo sare oo ka socda waddamada ka qaybqaadanaya hawlgalka iyo shaqaalaha Talyaaniga ah ee ka tirsan EUTM Somalia. Isagoo la socda Sarreeye Guuto Manes iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccรฒ Coppi, ayuu sidoo kale la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud.
Booqashadan ayaa xaqiijineysa sida ay Talyaaniga uga goโ€™an tahay ka qaybqaadashada howlaha Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya iyo taageerada joogtada ah ee ay siinayaan EUTM Somalia, taas oo ujeeddadeedu tahay xoojinta kartida Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo ka qayb qaadashada xasilloonida iyo amniga mustaqbalka fog.

๐—–๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฉ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฒ๐˜€: ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ถ๐˜๐˜†Integrity must always be recognized as a fundamental standard of EUTM Somaliaโ€™s mission. Every act...
07/09/2026

๐—–๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฉ๐—ฎ๐—น๐˜‚๐—ฒ๐˜€: ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ถ๐˜๐˜†
Integrity must always be recognized as a fundamental standard of EUTM Somaliaโ€™s mission. Every action, decision, and engagement is guided by honesty, ethical behavior, and strict adherence to EU and international standards. Upholding these values ensures that the missionโ€™s work remains credible, responsible, and trusted by Somali authorities, institutions, and communities alike.
By embedding integrity into training, advisory activities, and institutional partnerships, EUTM Somalia reinforces the importance of professionalism, accountability, and ethical leadership in Somali security forces. This approach not only strengthens operational effectiveness but also cultivates public confidence and legitimacy in security structures.
Through a steadfast commitment to integrity, the mission contributes to building a transparent, reliable, and accountable security sector that supports lasting peace and stability in Somalia.
Committed to partnership. Dedicated to stability. United for progress.


๐—ค๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต: ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ
Daacadnimadu waa in mar walba loo aqoonsadaa heerka aasaasiga ah ee howlgalka EUTM Somaliya. Ficil kasta, goโ€™aan kasta, iyo wada-shaqeyn kasta waxaa hagaya run-sheegid, anshax wanaag, iyo u hoggaansanaan adag oo la xiriirta heerarka Midowga Yurub iyo kuwa caalamiga ah. Ku dhaqanka qiyamkan wuxuu hubiyaa in shaqada howlgalka ay ahaato mid lagu kalsoonaan karo, masuuliyad leh, oo ay ku qancaan hayโ€™adaha, dowladda, iyo bulshada Soomaaliyeed.
Iyadoo daacadnimada lagu dhex-darayo tababarrada, hawlaha talo-bixinta, iyo iskaashiyada hayโ€™adaha, EUTM Somaliya waxay xoojinaysaa muhiimadda xirfaddanimada, isla-xisaabtanka, iyo hoggaaminta anshaxa leh ee ciidamada amniga Soomaaliyeed. Habkani ma aha oo kaliya mid kordhiya waxtarka howlgalka, balse sidoo kale wuxuu dhisaa kalsoonida iyo sharciyadda qaab-dhismeedka amniga.
Iyadoo ay ka goโ€™an tahay daacadnimo joogto ah, howlgalka wuxuu gacan ka geystaa dhismaha waax amni oo hufan, lagu kalsoonaan karo, isla markaana isla-xisaabtan leh, taasoo taageerta nabad iyo xasillooni waarta oo ka hanaqaada Soomaaliya.
Ku goโ€™an iskaashi.
U heellan xasillooni.
Midnimo u ah horumar.

Address

Mogadishu International Airport
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EUTM Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share