T-Hub

Call Directions Website Contact the organization

T-Hub T-Hub Somalia is an innovative technology house for empowering Somali youth with latest technologies and guiding them for great careers.

T-Hub is the first tech and innovation space that’s launched in Garowe with aim to leverage technology for social impact and build a sustainable ecosystem.

OGAYSIIS HABEENKA FURITAAN KA COHORT  #2  Course-ka Computer Repairing.                                                 ...
07/10/2026

OGAYSIIS HABEENKA FURITAAN KA COHORT #2 Course-ka Computer Repairing.

Puntland State University- T-Hub Cohort 2, Course-ka Computer Repairing ayaa inoo furmaya Khamiis, 8 October 2026, bacdal Maqrib, 06:00 PM.

Furitaanka koorsadu waa muhiim, sidaas darteed dhammaan ardayda waxaa muhiim ah inay waqtiga ilaaliyaan oo ay kasoo qayb galaan.

πŸ“Goobta: PSU, Lecture Room
πŸ“… Maalinta: Khamiis, 8 October 2026
⏰ Waqtiga: 06:00 PM, bacdal Maqrib

Fadlan WhatsApp-ka ku biira si aad ula socotaan dhammaan updates-ka iyo ogeysiisyada koorsada:

https://chat.whatsapp.com/Dclw14jWBxg0tt4NXT94FN

Mahadsanidiin, soo dhowaada dhammaantiin.

COHORT 2 Advance Your Technical Skills with Professional TrainingPuntland State University State University(PSU), in col...
01/10/2026

COHORT 2
Advance Your Technical Skills with Professional Training

Puntland State University State University(PSU), in collaboration with T-Hub, is pleased to announce the opening of registration for Professional Computer Repairing Training.

JOIN THE GROUP : https://chat.whatsapp.com/Dclw14jWBxg0tt4NXT94FN

πŸ“… Registration Period: 1–5 October 2026
πŸ’» Training Duration: 40 Days


Tababbar Xirfadeed ee Farsamada Computerada iyo Content Creation ka Jaamacadda   East Africa University-Garowe  (EAU), i...
29/09/2026

Tababbar Xirfadeed ee Farsamada Computerada iyo Content Creation ka

Jaamacadda East Africa University-Garowe (EAU), iyo xarunta hal-abuurka iyo Technologyada ee T-Hub, oo ku midaysan bixinta tababarkaan,
Waxay kuleeyihiin ka faaidaysi wacan .

Tababarkan wuxuu u furan yahy dhamman cidwalba oo danaynaysa xirfadahan kor ku xusan .

Kusoo biir si aad u hesho xog dheeri ah : https://chat.whatsapp.com/JB5unqpP8PsHgeBpX64KDe?s=cl&p=i&mlu=4&ilr=4

Muddada Diiwaangelintu waa : 29sept -5 October 2026
Computer repairing : 40 Maalmood
Content Creation: 60 Maalmood

T-Hub oo kaa shanaysa Puntland State University waxaan soo xirnay dufcadii kowaad ee dhamaysay COMPUTER MAINTENANCE. Wax...
21/09/2026

T-Hub oo kaa shanaysa Puntland State University waxaan soo xirnay dufcadii kowaad ee dhamaysay
COMPUTER MAINTENANCE.

Waxaan dhawaan qaadan doona dufcada labaad .

Bahda T-Hub waxaan ku faraxsanah inaad nagala soo qayb gasho Bacdal maqrib iyo Puntland State University Hall  , soo xir...
20/09/2026

Bahda T-Hub waxaan ku faraxsanah inaad nagala soo qayb gasho Bacdal maqrib iyo Puntland State University Hall , soo xiritaanka Xirfada computer Repairing dufcadii kowaad ee magaalada garowe .

03/09/2026

Todobaadka aqoonta , dhaqanka iyo hal-abuurka ee jaamacada Puntland State University

T-Hub ayaa qayb wayn ka ahayd todobaadka aqoonta , dhaqanka iyo hal-abuurka jaamacada PSU . Waxaanu so gabo gabaynay bix...
03/09/2026

T-Hub ayaa qayb wayn ka ahayd todobaadka aqoonta , dhaqanka iyo hal-abuurka jaamacada PSU .

Waxaanu so gabo gabaynay bixinta adeegyo/talooyin la xiriray cilad bixinta iyo badqabka Computerada iwm.

Halkaas ba inoo ballan ah
28/08/2026

Halkaas ba inoo ballan ah

17/08/2026

Daahfurka xirfadaha
Cilad bixinta iyo rakibada Mobilada iyo Computerada
#𝐒𝐀𝐒π₯π₯π¬πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭

Address

Taleex Hodan
Mogadishu
252

Telephone

+252906814414

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when T-Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to T-Hub:

Shortcuts

Share

Category