Ahmed Saadaq Cabdi

Ahmed Saadaq Cabdi Somalia

16/08/2026

Waa dhab in ay isla dhasheen

15/08/2026

Farxadi waa Naxdin

15/08/2026

Arday kasta oo kaalinta koowaad ka gala Imtixaanka Qaranka, guushiisa waxaa gadaal ka taagan hooyo noqotay laba waalid.

15/08/2026

"waan ka xumahay inaad Galmudug ka tageysid

14/08/2026

Madaxweyne Xassan Shiikh oo hada soo gaaray Dhuusamareeb

13/08/2026

Waa qof shacab ah oo caloosha Xabad uga dhacday kadib weerar Ciidank... See more...

13/08/2026

Kulan Soo Dhaweyn iyo Qado Sharaf

Xildhibaan Maxamed Cali Hersi ayaa maanta qado sharaf iyo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay wafdi marti ah oo dhawaan ka yimid caasimadda Muqdisho, kuwaas oo isugu jiray shaqaale ka tirsan Villa Soomaaliya iyo protocol-ka, tiktokerro, suxufiyiin iyo marti sharaf kale.

Kulanka ayaa ahaa mid is-xog-waraysi, is-dhexgal iyo soo dhaweyn diirran xambaarsanaa.

13/08/2026

Xabsiga qofkii galaa wuxuu yahay garanaya

13/08/2026

Dadka Wax kala Qabta Mar kasta Maxay Jugtu Ugu Dhacdaa😀

13/08/2026

Madaxweynaha weydii

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Saadaq Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ahmed Saadaq Cabdi:

Shortcuts

Share