Maxkamada G/Banaadir

Maxkamada G/Banaadir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxkamada G/Banaadir, Courthouse, Banaadir, Mogadishu.

Fadlan Hadad hayso Cadayn ama makhraati Dacwad ka socota maxkamada Gobolka Bamaadir
waxaanu kaa codsanaynaa inaad la wadaagto maxkamada adoo imanaya Xafiiska maxkamada

Waxay Maxkamada G/Banaadir  Dil Ku Xukuntay Sayid cali Oo Ahaa Eedaysane Loo Haystay Dilka Xaaskiisa Luul iyo isku dayga...
18/09/2024

Waxay Maxkamada G/Banaadir Dil Ku Xukuntay Sayid cali Oo Ahaa Eedaysane Loo Haystay Dilka Xaaskiisa Luul iyo isku dayga Gubista Guriga iyo Caruurta Oo Ku Jirtay
Waxaana Maxkamada U Cadaatay Inuu Galay Falkaa loo Haysto,
Waxaa La Shaacin Doontaa Maalinta La Fulin Doono Toogashada si Ay Goob joog u noqdaay Ehelada iyo Bulshada kaleba
Waa bilaahi Tawafiiq

Address

Banaadir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada G/Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category