Maayland Hero

Directions Website Contact the organization

Maayland Hero Weybaa enaa dad ing surung umuty DigilMirifle, weybaa Fathane inii iyoo haathan umut isky hiring hoopy Ally eru.

Somalia unuu leh lang niila leh ma jarang iyeey saas ogaathaa!!

02/09/2026

Walaagi Una sheegani hada lee la aragey maay. Maayland Hero

Iid feylé reer Arlaadi
26/05/2026

Iid feylé reer Arlaadi

22/05/2026

Kuwa siyaasi isku sheeg ah ayaa Cayna Wax qabadkan bal ka sheekey.

Waxa idin waydiina ma musharaxa mise qof dooran ayaa is dooranaya 😂😂 Maayland Hero
22/04/2026

Waxa idin waydiina ma musharaxa mise qof dooran ayaa is dooranaya 😂😂 Maayland Hero

22/04/2026

Musharax Maxamuud Ugaari
Codkaaga sii
Maayland Hero

Codkaaga sii musharax Maxamuud Ugaari Maayland Hero
19/04/2026

Codkaaga sii musharax Maxamuud Ugaari
Maayland Hero

19/04/2026

Waa hees lagu maamuusayo halyeeyga weyn
Mohamud Ahmed Ugaari.
Codkaaga sii musharax Maxamuud Ugaari
Maayland Hero

Walaalo isla dhashey weligooda ayey is dagaali jireen wayna xallinaayaan laakiin Cadow banaanka ugu yimid uma ogolaanaay...
05/04/2026

Walaalo isla dhashey weligooda ayey is dagaali jireen wayna xallinaayaan laakiin Cadow banaanka ugu yimid uma ogolaanaayaan in uu soo dhexgalo.

Reer KGS waa dad wada dhashey KGS na iyagaa iska leh ee kuwa raba in ay soo dhexgalaan waxaan leenahay meeshaan wax idinkama banaan ee banaanka ka jooga.

Reer KGS sow kala jeedkiina yaanan fursad loo arkin ee hindhaha fura cadow baa leedihiinee.
Maayland Hero

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maayland Hero posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maayland Hero:

Shortcuts

Share