Aala-Yaasir Primary and Secondary School

Aala-Yaasir Primary and Secondary  School On behalf of the entire staff and students of the Aala-Yaasir P/S school, it is our honor and privile allayasir2014

Hambalyo dhamaan Bahda Aala-Yaasir Primary and Secondary  School. Waxaa sharaf weyn inoo ah dhamaan Ardaydeena in ay ka ...
01/08/2023

Hambalyo dhamaan Bahda Aala-Yaasir Primary and Secondary School. Waxaa sharaf weyn inoo ah dhamaan Ardaydeena in ay ka wada gudbeen Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB

Hambalyo hambalyo
Hoya Tayada iyo Tacliinta

OgeysiisDhamaan Ardayda dugsiga Aala-Yaasir waxaa la ogeysiinaya in Natiijada Dib u dhac yar ku yimid waxaana la shaacin...
23/07/2023

Ogeysiis

Dhamaan Ardayda dugsiga Aala-Yaasir waxaa la ogeysiinaya in Natiijada Dib u dhac yar ku yimid waxaana la shaacin doona maalinta sabtiga tariikhduna ku beegantahay 29- July 2023.

Sidoo kale sanad dugsiyeedka 2023-2024 Waxaa uu si rasmi ah u bilaaban doona 29 July 2023 oo ku beegan maalinta sabtiga na soo aadan

MAHADSANIDIIN

الحمد للهMaanta oo ay taariikhdu tahay 06- June - 2023, waxaa si guul ah usoo gabagaboobay  imtixaanka shahaadiga ah ee ...
06/06/2023

الحمد لله
Maanta oo ay taariikhdu tahay 06- June - 2023, waxaa si guul ah usoo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB

Dhamaan Ardayda ka qeybqaadatay imtixaanka waxaan u rajeynenaa natiijo farxad geliso insha allah.

Guuleysta.


15/09/2022
19/08/2022
Dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Aala-Yaasir waxa uu hambalyo u dirayaa Ustaad Abdulkha...
18/08/2022

Dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Aala-Yaasir waxa uu hambalyo u dirayaa Ustaad Abdulkhadir Mohamed Hassan oo cod aqlabiyad ah loogu doortay Gudoomiyaha
Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir Iyo Ustaad Abdinur Ali Mohamed oo loo doortay Gudoomiye kuxigeen Midowga dugsiyada gobolka Banaadir waxa aan u rajaneynaa in xikaas Alle u fududeeyo.


Address

Deyniile District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:30
Tuesday 07:00 - 16:30
Wednesday 07:00 - 16:31
Saturday 07:00 - 16:30
Sunday 07:00 - 16:30

Telephone

+252612501509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aala-Yaasir Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Aala-Yaasir Primary and Secondary School:

Share

Category