Darusalam Hospital

Darusalam Hospital Darusalaam Hospital is a
Multispecialty Hospital, located strategically in Darusalaam city Mogadishu
(2)

09/07/2026

Darusalam Hospital

Qaybteena Physiotherapy waxay ku heysaa daryeel xirfad leh oo loogu talagalay daaweynta dadka qaba xanuunnada murqaha, lafaha, kala-goysyada iyo dhaawacyada, si aad dib ugu hesho firfircooni, dhaqdhaqaaq wanaagsan iyo caafimaad.

Fadlan nagu soo booboo isbitaalka mahadsanid





Dhakhtarka Kilyaha iyo Cudurrada GuudHaddii aad qabto xanuunnada kilyaha, dhiig-karka, sonkorowga, ama cudurrada guud, l...
08/07/2026

Dhakhtarka Kilyaha iyo Cudurrada Guud

Haddii aad qabto xanuunnada kilyaha, dhiig-karka, sonkorowga, ama cudurrada guud, la tasho dhakhtarka Cudurada Guud iyo kelyaha ee Darulsalam Hospital Dr. Hassan Heydar Ahmed oo ah khabiir kuxeel dheer Xanuunadaas si aad u hesho Baaritaan sax ah, Daaweyn Tayo leh, iyo Daryeel lagu kalsoonaan karo
soo boqo Darusalam Hospital





07/07/2026

Qaybta Sheybaarka ee Darusalam Hospital
waxay bixisaa Adeegyo Caafimaad sida Baaritaannada Noocyadooda kala duwan oo lagu sameeynaayo Qalab casri ah "Natiijada Baaritaanka saxda ah ayaa saldhig u ah daaweynta".





Caafimaadka Lafaha iyo Kala-goysyadaLafaha iyo kala-goysyada caafimaadkoodu waa aasaaska dhaqdhaqaaqa jirka. Haddii aad ...
06/07/2026

Caafimaadka Lafaha iyo Kala-goysyada

Lafaha iyo kala-goysyada caafimaadkoodu waa aasaaska dhaqdhaqaaqa jirka. Haddii aad dareemeyso xanuun, barar, ama dhaqdhaqaaq xaddidan, la xiriir dhakhtarka lafaha iyo daawacyada ee Darusalam Hospital Dr.Salad Abdirahman Hersi si aad u hesho Baaritaan iyo Daaweyn ku Habboon Daryeelka Saxda ah wuxuu kaa caawinayaa yareynta xanuunka iyo soo celinta dhaq-dhaqaaqaaga.




05/07/2026

Mid kamid ah bukaanadeena oo ka mahad celiyay adeega caafimaad ee loosameeyay"
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa maamulka, dhakhaatiirta, kalkaaliyeyaasha, iyo dhammaan shaqaalaha isbitaalka Darusalam Hospital sida wanaagsan ee ay iila tacaaleen




Goorma ayaad ubaahantahay inaad la kulanto Dhakhtarka ENT-ga..?Darusalam Hospital Waxaa diyaar kuugu ah Dr Ibrahim Moham...
02/07/2026

Goorma ayaad ubaahantahay inaad la kulanto
Dhakhtarka ENT-ga..?

Darusalam Hospital Waxaa diyaar kuugu ah Dr Ibrahim Mohamud Abdalle oo ah dhakhtar ku takhasusay Dhamaan Xanuunada Cunaha, Dhagaha iyo sanka ENT-GA iyo Qaliimadooda Lehna Waaya Aragnimo Shaqo inkabadan 15 sano

Hadii aad isku Aragto Calaamadahaan ama wax u eg Fadaln soo gaar isbitaalka oo lakulan dhakhtarka ent-ga Mahadsanid






01/07/2026

"Mid kamid ah bukaanadeena oo ka mahad celiyay adeega caafimaad ee loosameeyay"

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan dhakhaatiirta iyo howlwadeenada caafimaadka ee Darusalam Hospital daryeelkii iyo adeegii wanaagsanaa ay i siiyeen. Xirfaddiinna, naxariistiinna, iyo dadaalkiinna waxay qayb weyn ka qaateen bogsashadayda. Ilaahay ha idinka abaalmariyo wanaag badan.




Qeybta Daaweynta Jirka (Physiotherapy)Adeegyada aan uqabano bulshada Daaweynta Xanuunnada Lafaha iyo Kala-goysyadaDaawey...
30/06/2026

Qeybta Daaweynta Jirka (Physiotherapy)
Adeegyada aan uqabano bulshada

Daaweynta Xanuunnada Lafaha iyo Kala-goysyada
Daaweynta iyo Baxnaaninta Carruurta
Daaweynta Xanuunnada Maskaxda iyo Dareemayaasha
Daaweynta Dhaawacyada Ciyaaraha
Baxnaaninta Bukaannada Qalliinka Kadib
Baxnaaninta Bukaannada Istaroogga Kadib
Daaweynta Xanuunka Dhabarka Hoose

- Dib u Soo Celinta Dhaqdhaqaaqa
- Yareynta Xanuunka
- Hagaajinta Tayada Nolosha





28/06/2026

Mid kamid aha bukaanadi ka faaiideystay Ololaha Qaliimada Lacagla'aanta ah ee Qalliimada Guud iyo Laparoscopy-ga uu sameeyay isbitaalka wayn ee Darusalam Hospital

FG. wali woo Socdaa Ololaha kafaa'iideysi wacan .




Darusalam Hospital Qaybteena Daryeelka Afka iyo Ilkaha waxay bixisaa adeegyada kala ah nadiifinta, daaweynta suuska, buu...
27/06/2026

Darusalam Hospital Qaybteena Daryeelka Afka iyo Ilkaha waxay bixisaa adeegyada kala ah nadiifinta, daaweynta suuska, buuxinta ilkaha, saarista ilkaha, iyo talooyin ku saabsan ilaalinta caafimaadka afka iyo ilkaha. "Dhoolla-caddeyn caafimaad qabta waxay ka bilaabataa daryeel sax ah"





Address

Darusalam Hospital
Mogadishu
000252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darusalam Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Darusalam Hospital:

Shortcuts

Share