Mudalib Murtiile

Mudalib Murtiile Hadal Waa Murti Amase Waa midaan haboonayn.

||Murtiile madaale||

Wiil Yar baa hooyadii waydiiyay: yaa iska leh koofi-yadahan oo  dhan ?Waxay tiri hooyadii: waxa iska leh askar doqoma ah...
05/08/2026

Wiil Yar baa hooyadii waydiiyay: yaa iska leh koofi-yadahan oo dhan ?

Waxay tiri hooyadii: waxa iska leh askar doqoma ah oo difacayay qof aan doonayn inuu ka tago kursiga !

05/08/2026

Maanta Xeradii Ka qabso ka qabso Cajiib

05/08/2026

Dawlada Puntland iyo Wixii maanta dhacay👀

01/08/2026

Mudug puntland Niiko laguma joogo bay tiri gabadhaas.

01/08/2026

Wacadaharaha maanta ee Puntland

01/08/2026

Hooyada fadaralka Caadi bay Wixiiba u fududaysay 😁

30/07/2026

Cod bixinta oo socota baa la soo baxay Hambalyo 😂

28/07/2026

Adigu yaatahay?

28/07/2026

Birmadaha dhaha hhhhh

Haduu silac iyo dhib gaaro sareedo hadeey ku waarto Soomaaliya Soomaali baa leh.Nina madax salaaxiyo Uma yeelo suu rabo ...
26/06/2026

Haduu silac iyo dhib gaaro sareedo hadeey ku waarto Soomaaliya Soomaali baa leh.

Nina madax salaaxiyo Uma yeelo suu rabo
Soomaali baan ahay.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudalib Murtiile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mudalib Murtiile:

Shortcuts

Share