Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Talo Qaran

Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Talo Qaran Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Talo Qaran, Political Party, Mogadishu.

09/08/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 10/08/2026

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa Caawa oo ay taariikhdu tahay 10/08/2026, si rasmi ah ugu magacaabay
Mr Abdirisak Artan Ali
inuu noqdo Wakiilka Guud Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
ee Degmada faca wayn Baladwayne Dowlad Goboleedka Hirshabeele.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Baladwayn Caasimada Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyuhu wuxuu Mr Abdirisak u rajeynayaa inuu si hufan oo daacadnimo leh u guto waajibaadka iyo masuuliyadda loo idmaday, isla markaana uu si dhow ula shaqeeyo dhammaan xubnaha ururka iyo bulshada degmada Beledwayne.

Political party

09/08/2026

Talo Qaran Degamada Matabaan Dawlad Goboleedka Hiershabel.

30/07/2026

Guddoomiyaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta si rasmi ah codkiisa ka dhiibtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowladda Goboleedka Galmudug.
Guddoomiyuhu wuxuu ka qayb qaatay doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada, isku sidan isagoo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinnimo iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka doorashooyinka.

UJEEDDO: MAGACAABISTaariikh: 27/07/2026Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaa...
27/07/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 27/07/2026

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/07/2026, si rasmi ah ugu magacaabay
Mr Ali Hashi Ali Elmi
inuu noqdo Xoghayaha Guud Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, ee Degmada Hobyo Dowlad Goboleedka Galmudug.

Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Hobyo.

UJEEDDO: MAGACAABISTaariikh: 27/07/2026Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaa...
27/07/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 27/07/2026

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/07/2026, si rasmi ah ugu magacaabay
Mr Farxaan Subeyr Siyaad
inuu noqdo Wakiilka Guud Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, ee Degmada Hobyo Dowlad Goboleedka Galmudug.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Hobyo Guddoomiyuhu wuxuu Mr Farhan u rajeynayaa inuu si hufan oo daacadnimo leh u guto waajibaadka iyo masuuliyadda loo idmaday, isla markaana uu si dhow ula shaqeeyo dhammaan xubnaha ururka iyo bulshada degmada Hobyo.

UJEEDDO: MAGACAABISTaariikh: 27/07/2026Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaa...
27/07/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 27/07/2026

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/07/2026, si rasmi ah ugu magacaabay
Mss Amaal Mohamud Abdirahman
inay noqoto Wakiilka Guud Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, ee Degmada Balanballe Dowlad Goboleedka Galmudug.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Balanbale Guddoomiyuhu wuxuu Mss Amaal u rajeynayaa inay si hufan oo daacadnimo leh u gudato waajibaadka iyo masuuliyadda loo idmaday, isla markaana ay si dhow ula shaqeeyo dhammaan xubnaha ururka iyo bulshada degmada Balanbale.

UJEEDDO: MAGACAABISTaariikh: 27/07/2026Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaa...
26/07/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 27/07/2026
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/07/2026, si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Carays Muse Xasan inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Degmada Gaalkacyo ee Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Dowlad Goboleedka Galmudug.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Gaalkacyo.

UJEEDDO: MAGACAABISTaariikh: 27/07/2026Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Mudane Cabdiweli Cismaa...
26/07/2026

UJEEDDO: MAGACAABIS
Taariikh: 27/07/2026
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran,
Mudane Cabdiweli Cismaan Cabdi (Shancad), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/07/2026, si rasmi ah ugu magacaabay
Mr Liiban Hassan Aadan inuu noqdo Wakiilka Guud ee Degmada Gaalkacyo ee Urur Siyaasadeedka Dhallinyarada Talo Qaran, Dowlad Goboleedka Galmudug.
Magacaabistan ayaa qeyb ka ah xoojinta qaab-dhismeedka ururka iyo dardargelinta howlaha siyaasadeed iyo abaabulka bulshada ee degmada Galkacyo Guddoomiyuhu wuxuu Mudane Liiban Hassan Aadan u rajeeyay inuu si hufan oo daacadnimo leh u guto waajibaadka iyo masuuliyadda loo igmaday, isla markaana uu si dhow ula shaqeeyo dhammaan xubnaha ururka iyo bulshada degmada Gaalkacyo.

23/07/2026
23/07/2026

Adaado Iyo Talo Qaran.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada Talo Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share