03/09/2026
Büyükelçiliğimizde bugün; Türk Kızılay, Recep Tayyip Erdoğan Eğitim ve Araştırma Hastanesi ve IBS Bank işbirliğinde tasarlanan "Diyaliz Desteği" projesinin lansman ve imza törenini düzenledik.
Somali Federal Cumhuriyeti Sağlık Bakanı Sayın Dr. Ali Haji Adam'a törene teşrifleri için teşekkür ediyor, ilk etabında 300 Somalili kardeşimizin yararlanacağı bu projede emeği geçen tüm paydaşlara şükranlarımızı sunuyoruz.
Waxaan maanta Safaaradda ku qabanay munaasabadda daah-furka iyo saxiixa mashruuca “Taageerada Sifeynta Kelyaha”, oo ay iska kaashadeen Bisha Cas ee Türkiye, Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi-baarista Recep Tayyip Erdoğan iyo IBS Bank.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Ali Haji Adam, kasoo qeybgalka iyo sharafta uu nagu maamuusay munaasabadda.
Sidoo kale, waxaan mahadnaq iyo qadarin u jeedineynaa dhammaan hay’adaha iyo dhinacyada ka qeyb qaatay hirgelinta mashruucan, kaas oo wejigiisa koowaad ay ka faa’iideysan doonaan 300 oo walaalaheen Soomaaliyeed ah.
Today, we hosted the launch and signing ceremony of the "Dialysis Support" project which is designed and implemented by the Turkish Red Crescent, Recep Tayyip Erdoğan Training and Research Hospital, and IBS Bank.
We extend our thanks to the Minister of Health of the Federal Republic of Somalia, Dr. Ali Haji Adam, for honoring the ceremony, and we express our gratitude to all stakeholders who contributed to this project, from which our 300 Somali brothers and sisters will benefit in its initial phase.