Hurdaaye media

Hurdaaye media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hurdaaye media, Public Service, amuqtaarcahillz@gmail. com, Mogadishu.

14/02/2022

Fananadan soqabo😀

Piqué: "Madaxweyne noqoshada waa dhalanteed aan waligey qabay. Marna ma ogaan doontid mustaqbalka." "Aad iyo aad baan u ...
29/11/2020

Piqué: "Madaxweyne noqoshada waa dhalanteed aan waligey qabay. Marna ma ogaan doontid mustaqbalka."

"Aad iyo aad baan u ahay culimo waxaanan jeclaan lahaa inaan caawiyo kooxda aan jeclahay oo aan u sameeyo sida ugu fiican. Tanina waxay noqonaysaa mid si weyn loogu diyaar garoobayo qabashada shaqada Madaxweynaha."

25/11/2020

L- Frank Lampard oo ka hadlay ciyaaryahanka ugu fiican ee uu ka horyimid:

“Messi. Fogaan fog. Ronaldo iyo Messi waa kuwa taagan laakiin waxaan u maleynayaa Messi awoodiisa shaqsiyadeed, ma u dhawaan kartid isaga markuu ku fiican yahay, waa ciyaaryahan gaar ah aniga ahaanna kan ugu fiican waqtiga oo dhan. ”

.W.R

🎙️ Luis Suárez oo ka hadlaya Lionel Messi: “Waan u xiisay Leo, xiriir joogta ah ayaan lenahay.  Waan ka warqabnaa saaxii...
24/11/2020

🎙️ Luis Suárez oo ka hadlaya Lionel Messi:

“Waan u xiisay Leo, xiriir joogta ah ayaan lenahay. Waan ka warqabnaa saaxiibtinimadeenna, waxyaabo badan ayaan wadaagnaa. Carruurteennu waa saaxiibo, waxaanna leenahay xiriir qoys oo wanaagsan. ”
H.W.C

Luiz Suarez ayaa kubiirey Atletico Madrid waxa uuna usaxiixey 2sano oo heshiis ah Nasib wcn luizeto🙏
25/09/2020

Luiz Suarez ayaa kubiirey Atletico Madrid waxa uuna usaxiixey 2sano oo heshiis ah
Nasib wcn luizeto🙏

Liverpool fans boodboodkina iskawata cawadaChalsea idinkuna isaso adkeya mesha waxba kuma heysaane🤣
20/09/2020

Liverpool fans boodboodkina iskawata cawada
Chalsea idinkuna isaso adkeya mesha waxba kuma heysaane🤣

Eduard mendy wa chalsea player sida hada uxaqiijiye wariyaha caanka ah ee logu kalsonida badanyahay Fabrizio Romano
19/09/2020

Eduard mendy wa chalsea player sida hada uxaqiijiye wariyaha caanka ah ee logu kalsonida badanyahay Fabrizio Romano

Greth Bale ayaa kuso laabtay premier league  iyo waliba koxdisi h**e ee Tottenham Sidookale Tottenham  waxay laso saxixa...
19/09/2020

Greth Bale ayaa kuso laabtay premier league iyo waliba koxdisi h**e ee Tottenham
Sidookale Tottenham waxay laso saxixatay daafaca bidix ee kooxda real Madrid ee Sergio Reguilon

Leeds United walee wax yar maso wadaan  teamamka top6 ah madax xanuun wa kuridayaan kuwaan sikastoy ahaqtaba hampalyo Le...
19/09/2020

Leeds United walee wax yar maso wadaan teamamka top6 ah madax xanuun wa kuridayaan kuwaan sikastoy ahaqtaba hampalyo Leeds United

Diogo Jota waa iskeenay ani bis waaye horyaalkan waasiiyey rer liverpool😁🔥
19/09/2020

Diogo Jota waa iskeenay ani bis waaye horyaalkan waasiiyey rer liverpool😁🔥

Address

Amuqtaarcahillz@gmail. Com
Mogadishu

Telephone

+252619671931

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hurdaaye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hurdaaye media:

Share

Category