19/06/2026
Hambalyo ๐
Jaamacadda SIU waxaa maanta si rasmi ah ugu soo gabagaboobay imtixaankii ugu dambeeyay ee sannad-waxbarasheedka 2025โ2026, kaas oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday xarumaha kala duwan ee jaamacadda.
Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Kulliyadda FASS Mudane Fahad Hassan Sheikhow wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda SIU Family, gaar ahaan Class of 2026 sigaara wuxuu mar kale hambalyo u dirayaa bahda fass family FASS Class of 2026.
Waxaan idiin rajeynayaa guul, horumar iyo mustaqbal wanaagsan. Dadaalkii iyo juhdigii aad geliseen waxbarashada maanta waa tallaabo muhiim ah oo aad ugu sii dhawaaneysaan himilooyinkiinna.
Hambalyo dhammaan saaxiibayaal, guul iyo horumar wanaagsan ayaan idiin rajeynayaa. ๐๐