Sugow Roble Youth Association

Sugow Roble Youth Association welcome to your page share with us your idea plz thanks you

30/05/2026

Warkii Mukeyle Cadoow .

28/05/2026

From Tabeelaha , Weydow , Macaani 🤣🤣🤣

Eid wanagsan🙏
28/05/2026

Eid wanagsan🙏

27/05/2026

Ku Ciida Ciid wanagsan 🙏

25/05/2026

Bani aadamkii inaan dhaafnay , Buufin xitaa waan duri karnaa iyadoon Baqin 🤣🤣🤣

Waxaan Hambalyo Hambalyo leenahay Siyaasi , Sheekh,USTD  Abdirahman Sh Abdulle  Idirs oo heerka 2aad Jamacada usoo idlaa...
22/05/2026

Waxaan Hambalyo Hambalyo leenahay Siyaasi , Sheekh,USTD Abdirahman Sh Abdulle Idirs oo heerka 2aad Jamacada usoo idlaatay Hamablyo Siyaasi Maracade guulo badan ayaan kuu rajeyneynaa insha allah.

Siyaasiga marka wuxuu ka mid ahaa Culumadii Masjidka weyn Abaa'hureera kitaabaha FiQi ka aqrin jiray , waloow maal mihii danbe dhankaa iyo siyaasada u weecday 🤣🤣🤣🤣

“Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayna ehelkii, qaraabadii, ardaydii i...
21/05/2026

“Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayna ehelkii, qaraabadii, ardaydii iyo dhammaan Bulshadii uu ka baxay macalin Bariis Sh Axmed oo ku geriyoday Deg mukeyle
Alle ha u naxariisto, janatul firdowsana haka waraabiyo, samir iyo iimaanna haka siiyo dhammaan qoyskiisa iyo bulshadii uu ka tagay

Macalinka aya ka mid ahaa culimada magalada ugu waa weyn Oo aad looga wada yaqano Deganka

20/05/2026

Beeshu waxay maanta u baahan tahay siyaasi aqoonyahan ah oo mideyn kara dhammaan bulshada, kana shaqeyn kara horumar, cadaalad iyo isku duubni. Hoggaan wanaagsan waa furaha guusha Besha

14/05/2026

Hellow Duhur wanaagsan Sugow Roble KGS wax maka soo helnay mise waa soo jabnay

Address

Mukayle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sugow Roble Youth Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share