Hon. Ugaas Yakub

Hon. Ugaas Yakub Pegaka Rasmiga ah Gudoomiye ku-xigeenki Hore Ee xisbiga Sincad🇳🇱

HAMBALYO 26 GUURADII ASAASKII DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.waxaan Puntland u rajeyn Guul iyo Barwaaqo.
01/08/2024

HAMBALYO 26 GUURADII ASAASKII DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.

waxaan Puntland u rajeyn Guul iyo Barwaaqo.

Nairobi” 04 July 2024: Guddoomiyaha Degmada Bosaso ahna Duqa Magaalada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Cismaan (Shanlle...
04/07/2024

Nairobi” 04 July 2024: Guddoomiyaha Degmada Bosaso ahna Duqa Magaalada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Cismaan (Shanlle) ayaa kulan la qaatay UNDPIOM UN-Habitat Norwegian embassy Swiss embassy Natherland embassy kulankaaso daarna Qorshaha horumarinta magaalada bossaso 5 sano ee socota iyo Bosaso city strategy inshalah waxaan rajaynynaa Bosaso hormarta Oo magaaloyinka ugu fiican Somalia Noqota Guulayso Gudomiye Abdifatah Haji Shanle

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

Tacsi: Shiikh Mubaarak Shiikh Maxammed Rabiic ayaa caawa ku Geeriyoday Garoowe Rabbi shiikha ha u naxariisto, fadhigiisa...
06/06/2024

Tacsi:

Shiikh Mubaarak Shiikh Maxammed Rabiic ayaa caawa ku Geeriyoday Garoowe Rabbi shiikha ha u naxariisto, fadhigiisa fardowsa haga yeelo.

Waaya arag Somalia isku wadi kara Madxweyne H.E Said Abdullahi Deni 🫡🫡
30/05/2024

Waaya arag Somalia isku wadi kara Madxweyne H.E Said Abdullahi Deni 🫡🫡

Sanad guuro wanaagsan dhamaan bulsho waynta reer Maakhir.
29/05/2024

Sanad guuro wanaagsan dhamaan bulsho waynta reer Maakhir.

Waxaa xafiiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka Karkaar ka socda diwaan galinta naadiyada Heerka labaad ee ka qayb gal...
03/02/2020

Waxaa xafiiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka Karkaar ka socda diwaan galinta naadiyada Heerka labaad ee ka qayb gali doona koobka isdhexgalka Dhalinyarada iyo Police.

Gudoomiye Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Maxamed Siciid Cumar iyo xoghayah xirirka kubada cagta gibolka karkar yusuf handul ayaa manta naadiga Flamingo ka gudoomay Aqoonsigooda.

shire Gaambis

Address

Kilmani
Qardho

Telephone

+252907778925

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Ugaas Yakub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon. Ugaas Yakub:

Share