Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool

Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool, Armed forces, Huddur, Xuddur.

14/07/2026
Ilaahey naxariistii janno haka waraabiyo🤲
14/05/2026

Ilaahey naxariistii janno haka waraabiyo🤲

24/02/2026

Taliyaha Guutada 9-aad Col Yoonis Adan ayaa manta dib uga soo laabtey Magaalada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Taliyaha ururka 91-aad guutada 9-aad Laba xidigle Abdirahman (Takaar) ayaa ka qeyb galey Shir laamaha Amniga iyo maamulk...
31/01/2026

Taliyaha ururka 91-aad guutada 9-aad Laba xidigle Abdirahman (Takaar) ayaa ka qeyb galey Shir laamaha Amniga iyo maamulka Gobolka iyo Degmada Xuddur oo ka dhacey xaruunta Gobolka Bokool.

Wefti uu hogaaminaayo Taliyaha Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad CXDS Gashanle dhaxe Yuunis aadan Xasan ayaa gaaray Degmada...
22/01/2026

Wefti uu hogaaminaayo Taliyaha Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad CXDS Gashanle dhaxe Yuunis aadan Xasan ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bokool.

18/01/2026

Saaxibo shaqada qaranka ku saaxibey

16/12/2025

Hadafkeena waa mera-dhalidoona?

Address

Huddur
Xuddur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share