Apshir John

Apshir John I’m just students

15/03/2026

Kummandoska danab ururka 161 guutada 16 CXDS

24/03/2025

DEG DEG Diyaaradii Labaad Ee Somalia Lasiiyay Ahna Diyaarad Ciidamada Lugta La Dagaala galayso Oo Hawad Gashay Durbaba Guul Somalia

24/03/2025

Waa Ciidamo Somaaaliyeed oo Tababar Hawada Sare ah qadanaya SHEERGAREEY

07/02/2025

Dagalkii masagweyn

06/02/2025

Ninkaan waxaa u ahaa Taliye caan ah oo Daacish ah Waa (Amaasiiqi) qaybtooda madow ee reer morooko ah, balse asaga iyo 110 ciidankiisa ka mid ah Waxa aakhiro u diray Ciidanka Soo ma jeestayaasha Puntland ee markay Arkaan argagixisada Burura.

Ninkaan dagaalkii dorraad Waxa uu watay Firinbi qaylo badan Togga dhan ayaa laga maqlayay erayo uu bartay Somali ah ayuu ku hadlayay "Gala ,kiciya gaalada, Waa taas jannadii" balse Askari Xaq u dirir ah ayaa u raacay Geedo xiriirsan oo Geeka-gobta ah kuna aamusiyay Xabad qoriga Faalka ah maydkiisa jiitay, daacish Ilaa habeenkii maydka taliyahooda ayay baarayeen Tooshka iyo bulalayrka ay ridayeen waa la yaabey doonista Ninkaas.

06/02/2025

Dagalkii manta faraha loga gubtay

27/01/2025

Special forces

Address

Xuseen Xamar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apshir John posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share