Abdinasir Mohamed

Abdinasir Mohamed HOOYGA WARARKA CAALAMKA

04/08/2026
27/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช

26/07/2026

A Scenic Trip from Finland ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ฎ to Sweden ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช

Hilibka aad cuneysid karitaankiisa, heerkee ayaad jeceshahay?.
26/07/2026

Hilibka aad cuneysid karitaankiisa, heerkee ayaad jeceshahay?.

Logo daan markaa aragtid Ciyaar yahankee kugu soo dhaca?.
25/07/2026

Logo daan markaa aragtid Ciyaar yahankee kugu soo dhaca?.

๐Ÿšจ Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo la filayo inuu ka fariisto ciyaaraha xulka qaranka Portugal kadib ...
24/07/2026

๐Ÿšจ Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo la filayo inuu ka fariisto ciyaaraha xulka qaranka Portugal kadib kulanka UEFA Nations League ee ay 24-ka Sebtembar la ciyaari doonaan Wales.

Haddii warkani rumoobo, waxay noqon doontaa dhammaadka safar caalami ah oo taariikhi ah oo uu Ronaldo ku qaatay xulka Portugal. Si kastaba ha ahaatee, arrintan wali si rasmi ah uma xaqiijin Ronaldo ama Xiriirka Kubadda Cagta Portugal, waxaana hadda lagu saleynayaa warbixin ay daabacday GOAL. (goal.com)

23/07/2026

๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

๐Ÿ…๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Ciyaartoyda xulka Spain ee ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa lagu maamuusay hadiyad gaar ah.Fabiรกn Ruiz iyo Gavi ay...
22/07/2026

๐Ÿ…๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Ciyaartoyda xulka Spain ee ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa lagu maamuusay hadiyad gaar ah.

Fabiรกn Ruiz iyo Gavi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladoodii Los Palacios y Villafranca, oo caan ku ah beerashada yaanyada.

Labadan xiddig waxaa la guddoonsiiyay yaanyo u dhiganta miisaankooda, taas oo ah dhaqan soo jireen ah oo magaaladaasi ku maamuusto geesiyaasheeda ciyaaraha. (upi.com)

22/07/2026

Wiil Soomaaliyeed oo ka shaqeeya wadista gaadiidka waaweyn (Truck) ayaa sheegay inuu toddobaadkii sameeyo in ka badan $5,000. ๐Ÿ’ฐ๐Ÿš›

Soomaalidu meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay caan ku yihiin dadaal, ganacsi, iyo hal-abuur. Waxay door weyn ka qaataan kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta bulshooyinka ay ku nool yihiin, iyagoo abuura shaqooyin, bixiya adeegyo, kanaalinaya dhaqdhaqaaqa ganacsiga.

Nasiib darro, weli dalkeena k**a jiro fursado loo abuuray dhalinta doonaya inay helaan fursado shaqo si ay u suurto geliyaan riyadooda Mustaqbalka. ๐Ÿ“ˆ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŒ

Vini iyo Muuqaalkiisa cusub.๐Ÿ˜‚
21/07/2026

Vini iyo Muuqaalkiisa cusub.๐Ÿ˜‚

Address

Ankara
06010

Telephone

0617193835

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdinasir Mohamed:

Shortcuts

Share