Jubbaland Security Forces

Jubbaland Security Forces Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubbaland Security Forces, Government Organization, Istanbul.

29/07/2026
25/07/2026

Geesiyada xoga garka ah ee jubbaland

25/07/2026

Jubbaland security forces 🫡

24/07/2026

Geesiyada jubbaland oo har iyo habeen u tagan difaca jubbaland guuleysta geesiyadena

22/07/2026

Ciidamada jubbaland iyo kuwa xoga dalka ayaa isku fuurey wadad u dhaxeyso afmadow ila Kismayo

Taliyaha Taliska Guutada Abris , Cornel Dhuub Axmed , ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay fanaanka da'da yar ee Shu...
07/07/2026

Taliyaha Taliska Guutada Abris , Cornel Dhuub Axmed , ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay fanaanka da'da yar ee Shucayb Yar.

Kulanka ayaa ku qabsoomay jawi xushmad iyo is-qaddarin leh, iyadoo Taliyuhu u rajeeyay guul, horumar iyo mustaqbal ifaya, isla markaana ku boorriyay inuu sii wado doorkiisa wacyigelin ee uu bulshada ku leeyahay fanaanku.

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA) ee deegaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ayaa howlgallo ...
02/07/2026

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA) ee deegaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ayaa howlgallo sifayn ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose.

Deegaannada ay howlgalladani ka dhaceen oo kala ah Hoola, Daldheer, Tulish, Goraa, Hariir, Jaara iyo Jadeecaaley, ayaa ciidamadu ka sameeyeen baaritaanno amni iyo sifayn lagu xaqiijinayo nabadgelyada, iyagoo sii xoojinaya dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaariijta.

Maleeshiyaadka Khawaariijta ayaa ka firxaday deegaannada ay ciidamadu howlgallada ka fulinayeen, kuwaas oo meelaha qaar kaga dhuumaalaysan jiray.

Dhanka kale, bulshada ku nool deegaannadaas ayaa ciidamada si weyn ugu soo dhaweeyey deegaanka Jadeecaaley iyo deegaannada kale ee howlgaladu ka dhaceen.

25/06/2026

Geesiyada jubbaland

Howlgallo wadajir ah oo ay fulinayaan Ciidamada Jubbaland iyo Ciidanka Danab, iyadoo ay hawada ka taageerayaan saaxiibad...
16/06/2026

Howlgallo wadajir ah oo ay fulinayaan Ciidamada Jubbaland iyo Ciidanka Danab, iyadoo ay hawada ka taageerayaan saaxiibada Soomaaliya, ayaa ka socda deegaanada Qumbi, Harbole, Miido iyo Welmaaro.

Ciidamada ayaa Khawaarijta ku beegsanaya deegaanadaas, iyadoo khasaare dhimasho iyo burburin lagu gaarsiiyay goobihii ay ku dhuumaalaysanayeen, halkaas oo ay ku haleeleen rasaasta ciidamada iyo duqeymaha cirka.

Geesiyaasha Ciidamada Jubaland, gaar ahaan Ciidanka Madaxtooyada, ayaa si hagar la’aan ah uga go’an sifaynta iyo ciribti...
16/12/2025

Geesiyaasha Ciidamada Jubaland, gaar ahaan Ciidanka Madaxtooyada, ayaa si hagar la’aan ah uga go’an sifaynta iyo ciribtirka goobaha ay cadawgu gabaadka ka dhigtaan. Howlgallada ay wadaan ciidamadaasi ayaa ah kuwo si weyn u taabanaya amniga, isla markaana niyad u dhisaya shacabka Soomaaliyeed.

Gulufta joogtada ah ee ay fuliyaan halyeeyada Ciidanka Madaxtooyada ayaa lagu bartilmaameedsanayaa meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan kooxaha cadawga ah, taas oo keentay in si tartiib tartiib ah loo xoreeyo deegaanno muhiim ah, loona sugo badqabka muwaadiniinta.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa muujinaya taageero iyo bogaadin ay u hayaan geesinimada iyo naf-hurnimada ay sameynayaan ciidamada Jubaland, iyaga oo ku tilmaamay kuwo u taagan difaaca dalka, diinta iyo dadkaba.

Address

Istanbul

Telephone

+252619177675

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland Security Forces posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Jubbaland Security Forces:

Shortcuts

Share