20/09/2022
"Magaalada makka al_mukarama duleedkeeda waxaa ku yaallo dooxooyiin iyo waadiyaal ,
"Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Nebiga csw isagoo dhex socda mid ka mid ah waadiyaasha
Ayaa waxa uu ka soo kordhacay ,
'Xayawaan lagu magacaabo oo lugaha iyo qoorta leysugu xiran oo la soo ugaarsaday,
,Markey aragtay rasuulka csw qalbigeeda farxad ayaa gashay , Markii uu u soo dhawaaday ayeey u cabatay iyadoo iska ooyneysa ,Waxa uu ku yiri " , yaa sidaan kuu xir xiray?
Kolkaasay tiri Rasuulkii allow Waxaa isoo ugaarsaday Nin yahuudi ah Waxaa ii jooga caruur aan naas, nuujiyo Anigoo saakay u soo qaraab doonay ayaa shabaq uu ninkan yahuudiga dhigtay aan ku dhacay;
Waxaan ku weydiisanaa in aad wakiil iga noqoto oo aan baxo ciyaalkeyga soo naas nuujiyo ka dib aan soo noqdo"
Waxa uu ku yiri Nebiga kolley waan kuu weydiinaa , Ninka yahuudiga hadduu kaa ogolaado waan ku damiinan,
Ninkii yahuudiga ayaa yimid waxa uu ku yiri ,maxaa ku agfadhiisiyay ugaarteyda,
Rasuulka csw isagoo dhoola cadeynaya ayaa ku yiri " Deeradan iska fasax ciyaal ayaa ku xariira weey soo nuujineysaa weeyna kuu soo laabaneysaa,
Yahuudiga isagoo ku jeesjesaya ayaa yiri Xayawan mar la qabtay oo la deeyey miyaa soo noqonaya,
Nebiga ayaa ku yiri weey kuu soo laabaneysaa waa ballane iska fasax inteey ka soo noqoneysa bedelkeeda aniga gacmaha iga xir inteey ka timaado anigaa ka wakiil ah!!
Waa uu fasaxay rasuulkeena csw ayuu badalkeeda gacmaha ka xirtay!!
"Deeradii waa ay carartay ciyaalkeedii ayeey u tagatay waxey ku tiri 'dhaqsada Nuugamada boobsiiya waayo waxaan u xirnaa nin i ugaarsady fursadaan yar oo aan idiinku soogaray waxaa iga wakiil ah rasuulka alle csw
" Caruurteedii waa ay diideen in ay caanihii ka nuugaan iyagoo gaajo daran heyso
Waxey dhaheen caano ,miyaan cabnaa iyadoo rasuulkii alle gacmaha ka xiran yahay.
Sidii biriqda ayadoo u duuleysa ayeey waxey timid meeshii laga fasaxay ,
Waxey tiri rasuulkii allow ilmihii weey diideen in ay caanaha iga nuugaan wxey dhaheen miyaan canaba cabeeyna ayadoo rasuulkii alle xiran yahay ,marabno,
Nebiga csw waa uu iska ooyay
Yahuudiga oo xaalada saameeyn weeyn ku yeelatay xaalada meesha ka socoto,
,ayaa ku yiri maxaa kaa oysiiyay
Rasuulka csw waxa uu yiri waxey ii sheegtay in ciyaalkeedii diideen in ay nuugaan ayagoo sabab uga in aan aniga hooyadood ka wakiil ah aan gacmaha ka xirnaa
Yahuudigii intuu iska ooyay ayuu meesha ku islaamay,
Deeradiina ku yiri waad fasaxan tahay ilaahey dartiis ;
meeshii ayuu islaamkiisa ku wanaagsanaday kana mid noqday asxaabta kuwa rasuulka ugu dhaw, csw
Qisadan haddii ay ku soo jiidatay Wll
garee scw scw 💖💕💖💕