Darusalam Tv

Darusalam Tv Kusoo dhowow DARUSALAM TV

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTAMuqdisho, Juun 19, 2022;...
19/06/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA

Muqdisho, Juun 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka
diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.

19/06/2022

Hadaan isguursano tiktok darteyda ma iska deyneysaa
Dirisle iyo samiha

Kusoo dhowow darusalam tv Follow nasoo dheh tv Mahadsanid
19/06/2022

Kusoo dhowow darusalam tv
Follow nasoo dheh
tv
Mahadsanid

Address

Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darusalam Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category