08/26/2016
Hadaad sumaya Ahaan laheen maxaad samaayn lahaayd Ama kulatalin laheeyd sumaya ?????
Bal fiiri Qofka Bil Aadamka marka labah Dilo waxa uu maraa Dhibato iyo murugo fakar iyo fajac cuq dad iyo kali fariisi waayo Aad Ayaan uga xumaaday marka Aanu Arag nay Ama Aanu waraay sanay Gabadhaan oo Ah muwaadiniyad soomaali Hadana kusugan Xero Qaxooti oo kutaal dalka Africa waxaay na noogujawaab tay sida tan Qof Bashar Ah oo Kulamida miyad oron kartaa ??? Adoo Qaxootiya maxaa caa Shaq kubaray? Haa Qaxooti Baan Ahay Hadana faqiir Ah lkn Sooma ihi Qof Qalbi leh oo u Baahan Nolol iyo kal kacal :D Sax waa run teed waana hubaal noole kastaa inuu ubaahan yahay lamaane lkn waa gabar somali jecel lkn somalidu majecla in kas too Aay tahay sumaya Qof wanaag san lkn waxaay kamid tahay Qabiil Ahaan Qof loo midib tikooray Ama loo Af lagaadeeyo Taas na waa Arin Qal dan waayo Sumaya waxaay tiri sidatan.............................. Cashaqa maceeb Baa ? Mawax la is kucaayaa?
Maciil iyo cin Qaabaa?
Maceesh koo lawaayaa? Macin qaab Aduun yaa?
Macaafimaad kooxumaadaa?
Manaf too lagooyaa?
Mise Qof ka muslim nimadiisu waa Qabiil Ee ma Ahan islaam nimo waayo Xaq umalihi in la icaayo Ama la Af lagaadeeyo Anigu waxaan Jec laaday kaliya waxaana Ahay Xifdul Qur Aan waxaan Ahay gabar Soomaali yeed oo kunool XERO Qaxooti WAXAAN HAAY TAA SHA HAADO ILAA IYO DUGSISARE Qurux Allaah waa isiiyey lkn mawaxaan dan bi kuyeeshay Qabiilka Aan kadhashay ????????????????????
Cashaqa maceeb Baa ?
Mawax la is kucaayaa?
Maciil iyo cin Qaabaa?
Maceesh koo lawaayaa?
Macin qaab Aduun yaa?
Macaafimaad koo xumaadaa?
Manaf too lagooyaa?