Mohamed Abeera

Call Directions Website Contact the organization

Mohamed Abeera Mohamed Abeera is a Somali Social Media Influencer and physics teacher.

Baraha bulshada Carabta waxaa si xooggan uqabsaday Sheekada Nin udhashay Sucuudiga oo guursaday Gabar Shaqaale (Khadaama...
10/15/2026

Baraha bulshada Carabta waxaa si xooggan uqabsaday Sheekada Nin udhashay Sucuudiga oo guursaday Gabar Shaqaale (Khadaamad) uga ahayd Gurigiisa.

Nejila waa Gabar Itoobiyaan ah oo Shaqaale ka ahayd Guriga Ninkan oo kuyaal dalka Sucuudiga, Ninku wuxuu u bogay Cunto Karinteeda, Nadaafadeeda, iyo sida ay Carruurta u daryeesho xilli Xaaskiisu ay ahayd mid iska Huruda ama Guriga kamaqan.

Ninkii iyo Gabadhii Shaqaalaha ahayd ayaa isla baxsaday is fahmey ka dibna u Soo dhuunteen dalka itoobiya iyagoo Aroos aad uweyn kudhigtay halkaas. tan ayaa dhalisay Caro ka dhan ah Dumarka Carabta oo Colaad iyo Nacayb u qaaday Dumarkii Guryaha uga shaqaynayey.

Qodobada ugu muhiimsan khudbadii Madaxweynaha Iran ee QMM Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa khudbad ka jeediyay...
09/23/2026

Qodobada ugu muhiimsan khudbadii Madaxweynaha Iran ee QMM

Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 81-aad oo lagu qabtay magaalada New York.

Kuwani waa qodobbadii ugu muhiimsanaa ee khudbaddiisa:

1- Wuxuu sheegay in Iiraaniyiintu “ay dhibbanayaal u noqdeen argagixisada,” isagoo tusaale u soo qaatay dilka hoggaamiyaha sare iyo weerarkii Maraykanka ee lagu qaaday dugsiga hoose ee Minab, isaga oo gacanta ku hayay sawirrada dadkii ku waxyeelloobay.

2- Wuxuu Maraykanka ku eedeeyay inuu weeraray “jaamacadahayaga, xarumaha caafimaadka iyo iskuulladayada.”

3-Madaxweynaha Iran wuxuu sheegay in Tehran “aysan weerarin dadka rayidka ah” xilli ay ka jawaabaysay weerarrada Maraykanka.

4- Wuxuu beeniyay in Iran ay doonayso hub nukliyeer ah, balse wuxuu ku adkaystay in Iran aysan ka tanaasuli doonin “xuquuqdeeda dabiiciga ah” ee ah inay si nabad ah u isticmaasho tignoolajiyadda nukliyeerka.

5- Wuxuu sheegay in cunaqabataynta Maraykanku ay saameyneyso “dadka saboolka ah iyo kuwa ugu nugul bulshada.”

6- Wuxuu isbarbardhigay hubka nukliyeerka Israel oo aan kormeer caalami ah lagu samayn iyo kormeerayaasha loo diro Iran, isagoo yiri: “Iyagu israel way difaacayaan, annagana waa nala cunaqabateeyaa, waana nala ciqaabaa.”

7- Arrinta Falastiin, wuxuu Gaza ku tilmaamay “astaan muujinaysa fashilka hababka caalamiga ah ee looga hortagi lahaa dhibaatada dadka rayidka ah.”

8- Pezeshkian wuxuu khudbaddiisa ku soo gabagabeeyay isagoo si toos ah ula hadlay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, wuxuuna yiri: “Marnaba madaxa hoos uma dhigi doonno, mana jilba-jabsan doonno. Ee waa is difaaci dooonaaa Sida aan Horey isugu difaacnay”

Madaxweynaha Brazil, Lula da Silva oo ka hor hadlay gollaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa Ra'iisal Wasaaraha ISRL ku ee...
09/23/2026

Madaxweynaha Brazil, Lula da Silva oo ka hor hadlay gollaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa Ra'iisal Wasaaraha ISRL ku eedeeyay inuu Q/--sa ka geystay xasuuq aan horey loo arag, wuxuuna xusey in jiilal badan oo F-lastiiniyiin ah ay qaadi doonaa xanuunka iyo dhaawaca maskaxeed ee ka dhashay xasuuqa naxariis darada ah ee ay geysatay xukumada Natanyahu.

Alxamdulillah! Alxamdulillah! Alxamdulillah!Waxaana ugu horeyn u mahad celinayaa EEBE WEYNE oo ii suura geliyey inaan 8,...
09/17/2026

Alxamdulillah! Alxamdulillah! Alxamdulillah!

Waxaana ugu horeyn u mahad celinayaa EEBE WEYNE oo ii suura geliyey inaan 8,000 oo walaalo soomaaliyeed ah ay ku soo biiran page-keyga kuwaas oo ku qancey muuqaallada aan u soo gudbiyo.

Marka 2aad asxaabtii halkaan isoo gaarsiiyey waxaan leeyahay mahadsanidiin abaalkiina ma iloowi doono.

Waxaan si khaas ah ugu mahad celinayaa shaqsiyaad aqoon gaar ah naga dhaxeyso oo asxaabteyda ka mid ah oo si gaar ah ii garab istaagey oo muuqaalladeyda aad ugu dadaaley in dad badan ay gaaraan iyagoo ku share gareynayey group-yada, iyaguna waxaan leeyahay walaalaaliyaal waa mahadsan tihiin.

Safarkeenu waa billow halgankuna wuu socdaa inta caafimaad la qabo. Mar walba waxaan ku dadaalayaa inaan idin soo gudbiyo dhacdoiyinka yaabka leh ee ka dhaca dunida iyo soomaaliyaba..

Adinkuna Like-ta iyo share-ta waa dhankiina mahadsanidiin.

09/16/2026

Xaqiiqo: Fanaankii caanka ahaa ee Q50 oo 2 maalin ka hor lagu khaarijiey mareykanka😱 Sidee wax u dhaceen? halkan ka daawo.

ah

Ciidanka booliska somalind ayaa xabsiga utaxaabay aadan sahan Ciidanka C.I.D ayaa la sheegay inay lasoo xidhiidheen wakh...
09/15/2026

Ciidanka booliska somalind ayaa xabsiga utaxaabay aadan sahan

Ciidanka C.I.D ayaa la sheegay inay lasoo xidhiidheen wakhti yar uun ka hor xadhigiisa islamarkaas na ay ku war geliyeen inuu maalinta beri ah uu yimaado xarunta dembi baadhista ee C.I.D hargysa balse wakhti yar uun ka dib ayay ciidamo boolis ahi ka qab teen hudheel ku yaala magalada hargaysa

ilaa imika lama oga sababta rasmiga ah ee xadhigiisu daaran yahay balse waxaa jira xoggo sheegaaya in xadhiga Adan sahan lala xidhiidhinaayo waraysi uu bixiyay dhowaan.

09/15/2026

fanaan caan ka ah dunida oo Saaxiibtiisa si fool xun ugu diley gurigiisa😱

🎉 Facebook recognised me as a top rising creator this week!
09/14/2026

🎉 Facebook recognised me as a top rising creator this week!

09/12/2026

Subhanallah: Qabri ololaya oo dab xoogan ka dhex shidan ayaa lagu arkey dalka Ciraaq

09/11/2026

lamaane arooskooda dahab ka wada dhigey ka dibna xabsiga loo taxaabey😱Daaawo dhacdo Cajiib ah

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abeera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohamed Abeera:

Shortcuts

Share