12/04/2022
Allah ha’unaxariisto eedo Sahra Sharif Hussein Sharif Ali, oo caawa ku geeriyootay Minneapolis, MN! RABBI Janada haka waraabiyo, Qabriga Allah ha’uwaasiciyo kitaab keeda midigta Allah haka siiyo! Dhamaan Reer Haji Ali Mohamed iyo Reer Sharif Hussein Sabar iyo iim Allah ha’idin ku deeqo, Aamiin aamiin aamiin