08/01/2018
Allaah baa xagiisa Loo wada noqonayaa ma Jiro Qof Waaraya Waase La kala Horaynayaa
Aad iyo aad Baan U naxay Dhimashada laba Masuul ee Kala ah
Oo ahaa Aqoonyahan ahna Wadaad
Wuxuu ahaa Maddaale Karti badan Ilahy hortiina Waxaan u Hubaa Cibaado iyo Cabsi EEBE
Oo Soo Noqday Wasiirkii Arimaha Gudaha Ee Maamulkii Khaatumo
Labadoodaba Waxaa la Ii sheegay In Iyagoo Masaajidka Ka Soobaxaya Magalada Buuhoodle Weerar Lagu qaaday Ayna Halkaa Ku dhinteen
Ilahay Jannadii Ha ka Waraabiyo Samir iyo Iimaana ha ka Siiyo Dhamaan ehelkii Asxaabtii Iyo Awlaadii Iyo ooryohoodii
Inta Dhaawacaana Allaah Ha Caafiyo
Aamin aamin aamin aamin