Engineer Running for president of Somalia To become a president

01/21/2026

Don โ€˜t ever force me to show you how ruthless l can be. Do not test my patience. l can be the kindest and most understanding person you will . ever meet but once the limits of what you will see a side of me no one ever expects to see. my kindness and patience have boundaries....

12/24/2025

Waxaan u baahanahay taageero waxaanan jeclahay inaan noqdo madaxweynaha Soomaaliya mustaqbalka dhow si aan u beddelo nidaamka iyo nolosha nabadda iyo amniga๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

12/22/2025

Layli Saraakiil Soomaali ah oo aqoonta sare ee Militiriga ka baranaysa Dugsiga Tababbarka Saraakiisha ''Florence" ee Dalka Taliyaaniga, Gu'gii 1952-dii.

Layli Saraakiishani waxaa ay qeyb ka ahaayeen Dafcad ka koobneyd Shan iyo Tobban Layli Saraakiil, Dafcaddaasi oo aheyd tii ugu horraysay ee Maamulkii Xoriyad Gaarsiinta ee Guumeystihii Taliyaaniga uu tababbar Militiri ugu diray Dalka Taliyaaniga kagadaal go'aankiisi ahaa aas'aasida ciidan Militiri ee Horraantii 1951-dii.

Layli Saraakiishani waxaa ay kala ahaayeen:

Safka h**e Bidix ka bilaaw:

[1] Maxamed Ibraahim Axmed (Liiqliiqato).
[2] Cabdalla Cali Maxamed (Cabdalla Sandheere).
[3] Maxamed Abshir Muuse.
[4] Daa'uud Cabdulle Xirsi.

Safka dambe Bidix ka bilaaw:

[1] Xuseen Kulmiye Afrax.
[2] Maxamed Caynaanshe Guulleed.
[3] Maxamed Siyaad Barre.

Abdiaziz Ismail Dahir.

12/21/2025

You

10/27/2025
04/23/2022

Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดSoomaaliya

03/06/2022

If you do good job is factory future

๐Ÿ ๐Ÿ—๐Ÿฅ๐Ÿฆโš’๐Ÿ—ƒsomalia janaale future?
01/22/2022

๐Ÿ ๐Ÿ—๐Ÿฅ๐Ÿฆโš’๐Ÿ—ƒsomalia janaale future?

11/27/2021

soomaaliya๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดsoomaaliya

Address

South Milwaukee, WI

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Engineer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Engineer:

Share