St. Cloud Area School District 742 - Soomaali

St. Cloud Area School District 742 - Soomaali Waxay ku taal 70 mayl waqooyi-galbeed Minneapolis-St. Paul, waxeynu keennaa fikradaha adduunka guduha qol kasta ee iskuulka.

Degmada 742 waa degmada 15-aad ee ugu weyn degmooyinka dugsiyada Minnesota, iyadoo si sharaf leh ula wadaageysa hadiyad waxbarasho ku dhawaad10,000 oo arday maalin dugsiyeed kasta. Shaqaalaheena ruqsada haysta, oo boqolkiiba 70 ay haystaan shahaadooyin sare, waxay baraan fasalo adag oo adeegsada farsamada casriga ah iyo waliba hab la tijaabiyey iyo kuwa kale oo laxaqiijiyey. Hadafkeenu waa inaan a

buurno jawi nabdoon oo daryeel leh iyo dhaqan aan ku diyaarinno, ku hawlgalno, wax ku barno, ku xoojinno, kuna dhiirrigelinno dhammaan ardayda iyagoo kaashanaya bulshadooda ku xeeran si ay ugu guulaystaan bulshada maanta iyo berri. Tilmaamaheena baraha bulshada, fadlan raac https://www.isd742.org/Page/6161

Waxaan ku dhiirigelineynaa bulshadeena inay nala soo xiriiraan iyada oo loo marayo aaladahayaga bulsheed ee sumadda leh. Si kastaba ha ahaatee, wixii faallo/qoraal ah ee ku xadgudba xeerarka Degmada ama Guddiga Waxbarashada waxaa laga yaabaa in laga saaro bogaan. Faallooyinkaan/qoraalada waxaa ka mid ah laakiin aan ku xaddidnayn:

-Baaritaano/codsiyo ganacsi
-Hadal aflagaado ah
-Foolxumada ama fisqiga
-Erayada dagaalka
-Tageero siyaasadeed ama mucaaradnimo ku aaddan murashax kasta ama cabbir siyaasadeed
-Faalooyinka bartilmaameedsada ama xaqira koox kasta ama qof xadgudub ku ah xeerarka Guddiga Waxbarashada 413: Takoorka, Dhibaateynta iyo Rabshadaha. Xidhiidh kasta oo loo soo gudbiyo goobahan, iyo sidoo kale liiska kuwa raacsan, waa diiwaanada dadweynaha ee ku xiran shaacinta iyo sii -haynta iyada oo la raacayo sharciga Minnesota. Farriimaha ama su'aalaha la diro saacadaha shaqada ka dib waxaa laga yaabaa inaan laga jawaabin illaa maalinta xigta ee shaqada.

Address

1201 S Second Street
Waite Park, MN
56387

Opening Hours

Monday 7:30am - 4:30pm
Tuesday 7:30am - 4:30pm
Wednesday 7:30am - 4:30pm
Thursday 7:30am - 4:30pm
Friday 7:30am - 4:30pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when St. Cloud Area School District 742 - Soomaali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to St. Cloud Area School District 742 - Soomaali:

Share

Category