Dacad Cali

Dacad Cali welcome new year 2021

I have reached 400 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
04/11/2024

I have reached 400 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Happy birthday to you 🎂 my wonderful ❤️ son 💙 ❤️  stay many more years 💙 insha allah ❤️
01/06/2024

Happy birthday to you 🎂 my wonderful ❤️ son 💙 ❤️ stay many more years 💙 insha allah ❤️

24/04/2024
Allah aya u maqan reer Gaza
28/02/2024

Allah aya u maqan reer Gaza

22/01/2024

Wadanken TV yasha iyo mediaha iyo siyaasiyinta aya marba dhinac u haga wadadi manta lasaaro 5 malin kadib wadi cusub aya lagu haga tii h**e cid iskama warsato 4 ta isbuuc ee bisha malinba meel cusub aya lasaranyhay

18/01/2024

Soomaliya wa doowlad madax banan🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 cidna kuma soo xadgudbi karto madax banaanideena si kasto aan uka dadsanhay marke timado faragalin wa la xsuusta wixi ku dhacay kuwi h**e ugu soo duulay si kastab haku yimadane soomaliya somalibaa leh🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

13/10/2023

Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga yeeloow.

Illaahii nabbigiisi muuse CS Hooyadii amray inay badda ku tuurto! Ee isla baddii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisi Yuusuf CS goortii Ceelka ay ku tuureen walaalihiis, ciiddan ooman u keenay ee isla ceelkii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisii yuunis CS Saddexda mugdi dhexdiisa ugu gargaaray ee Nibirigii liqay isla isagii ku badbaadiyoow.

Illaahii Nabbigiisii Muxammed صلى الله عليه وسلم Habeenkii Dhagarta Mushrikiintii Qureysheed Ka seexiyay ee ka indha saabay ee nabbad-galyo korkiisa ka yeellayoow

Rabboow Ergo ayaanu kuu nahay Duco ayaanu awoodnaa Waadna ogtahay Xaalada walaalaheen falastiin iyo axwaashooda Adigaana Nooga Naxariis badan Maatida iyo maxasta Gantaaluhu ku dhacayaan, Oo adigaa Nooga Aqoon badan Sida sharaftooda iyo wanaagoodu ku jiro.

Rabboow waxaanu kuu taagnay gacmaha Adiga ayaa ah mid ka xishooda addoonkiisa oo gacan madhan inuu ka laabto

Rabboow Waa Habeen barakaysan Oo baryadaadu Nagu waajib tahaye Rabboow kaaga warami-mayno Culayska iyo cadaadiska haysta addoomahaaga Kor u dhawaaqayee Rabboow Gargaarkaaga mooyee ma jiro Garab kale Oo lagu tiirsadaaye Rabboow Naga ajiib baryada oo Guusha ka yeel dhankooda

آمين يا أرحم الراحمين 🤲🤲😭😭

23/08/2023

أَفَمَن يَعْلَمُ أَنَّمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ مِن رَّبِّكَ ٱلْحَقُّ كَمَنْ هُوَ أَعْمَىٰٓ ۚ إِنَّمَا يَتَذَكَّرُ أُو۟لُوا۟ ٱلْأَلْبَٰبِ cid og in waxa laggaga soo dejiyey xagga Eebahaa uu xaq yahay ma la midbaa mid indho la', waxaa uun waantooma kuwa caqliga leh
ٱلَّذِينَ يُوفُونَ بِعَهْدِ ٱللَّهِ وَلَا يَنقُضُونَ ٱلْمِيثَٰقَ ee ah kuwa Oofiya ballanka Eebe oon burininna ballanka adag.
وَٱلَّذِينَ يَصِلُونَ مَآ أَمَرَ ٱللَّهُ بِهِ ۦٓ أَن يُوصَلَ وَيَخْشَوْنَ رَبَّهُمْ وَيَخَافُونَ سُوٓءَ ٱلْحِسَابِ ee ah kuwa xidhiidhiya waxa Eebe faray in la xidhiidhiyo kana cabsada Eebahood kana cabsada xisaab xun.
وَٱلَّذِينَ صَبَرُوا۟ ٱبْتِغَآءَ وَجْهِ رَبِّهِمْ وَأَقَامُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَأَنفَقُوا۟ مِمَّا رَزَقْنَٰهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً وَيَدْرَءُونَ بِٱلْحَسَنَةِ ٱلسَّيِّئَةَ أُو۟لَٰٓئِكَ لَهُمْ عُقْبَى ٱلدَّارِ ee ah kuwa u samray doonid wajiga Eebahood dartiis, oogayna Salaadda, kana bixiyey waxaan ku arzaaqnay qayb qarsoodi iyo muuqaalba, raacsiiyana wanaagga xumaanta, kuwaas cidhib fiican yaa u sugnaatay.
جَنَّٰتُ عَدْنٍ يَدْخُلُونَهَا وَمَن صَلَحَ مِنْ آبَآئِهِمْ وَأَزْوَٰجِهِمْ وَذُرِّيَّٰتِهِمْ ۖ وَٱلْمَلَٰٓئِكَةُ يَدْخُلُونَ عَلَيْهِم مِّن كُلِّ بَابٍ waxaana gali jannada cadnin iyaga iyo cidda suuban oo Aabbayaalkooda, Haweenkooda iyo caruurtooda, Malaa'igtuna waxay uga soo gali irid kasta.
سَلَٰمٌ عَلَيْكُم بِمَا صَبَرْتُمْ ۚ فَنِعْمَ عُقْبَى ٱلدَّارِ iyagoo ku dhihi Nabadgalyo korkiinna ha ahaato samirkiinna dartiis waxaa wanaag badan cidhibta daarta (Janno).
وَٱلَّذِينَ يَنقُضُونَ عَهْدَ ٱللَّهِ مِنۢ بَعْدِ مِيثَٰقِهِ ۦ وَيَقْطَعُونَ مَآ أَمَرَ ٱللَّهُ بِهِ ۦٓ أَن يُوصَلَ وَيُفْسِدُونَ فِى ٱلْأَرْضِ ۙ أُو۟لَٰٓئِكَ لَهُمُ ٱللَّعْنَةُ وَلَهُمْ سُوٓءُ ٱلدَّارِ kuwa buriya Ballanka Eebe adkayntiisa ka dib gooyana wuxuu faray Eebe in la xidhiidhiyo oo fasaadiyana dhulka kuwaas waxaa u sugnaaday Lacnad iyo Guri xun.
ٱللَّهُ يَبْسُطُ ٱلرِّزْقَ لِمَن يَشَآءُ وَيَقْدِرُ ۚ وَفَرِحُوا۟ بِٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا وَمَا ٱلْحَيَوٰةُ ٱلدُّنْيَا فِى ٱلْآخِرَةِ إِلَّا مَتَٰعٌ Eebaana u fidiya rizqiga cidduu doono kuna cidhiidhya (cidduudoono), waxayna ku farxeen gaaladii Nolosha Adduunyo, mana aha nolosha adduunyo Aakharo agteeda waxaan maalmo lahu raaxaysto ahayn.

14/08/2023

Love has no colour but a good choice

Rccc
14/07/2023

Rccc

Address

Bellville South
7530

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 10:00 - 18:00

Telephone

+27789999447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacad Cali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dacad Cali:

Share