Maxamud Bolbire

Vägbeskrivning Kontakta organisationen

Maxamud Bolbire Warar iyo Warbixino sugan.

10/11/2026

Walee warbaa soo socdo.

10/11/2026

👁👁Baladweeyne

09/11/2026

Ugaas Xawaadlle iyo Wiilashiisa.

08/11/2026

Mw xasan sheikh oo beesha Xawaadle u diray Home Work oo ah Caasimada waa baladweyne lkn haloo diyaariyo ineey magaalo noqoto. 🤣🤣

08/11/2026

Maxaa ka jiro in magaladda Baladweyne ey noqoneyso Caasimada hirishabeelle?

Fahfinta la soco goordhow.

08/11/2026

Hogaamiyo ku-xigeenka Hirishebelle Cabdifatax Afrax oo kulan la qaatay ciidamada besha Xawaadle.

XOG RASMI AH: Hogaamiye ku-xigeenka Hirishbeelle Cabdifatax afrax ayaa maanta ka qeyb-gali doonin Calmeersaarka Hogaanka...
08/11/2026

XOG RASMI AH: Hogaamiye ku-xigeenka Hirishbeelle Cabdifatax afrax ayaa maanta ka qeyb-gali doonin Calmeersaarka Hogaanka Hirishbeelle waxeyn taas muujineysaa inuu jiro cadaadis ka imaanayo beeshiisa Xawaadlle.

07/11/2026

WAREEYN: Dagaal dhowr jiho ah oo ka dhacay eegaanka Leego.

FAAFHINTA GORDHAW LA SOCO.

07/11/2026

Ciidamadii ugu badnaa oo ka soo ruqaansaday dhuusamreeb ayaa ku wajahan Magaalada Baladweeyne.

07/11/2026

Ciidamadiii ugu badanaa ayaa maanta ku biiray Ciidamada Beesha Xawaadle.

Adress

1000 S Washington Avenue
Gothenburg
55415

Webbplats

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Maxamud Bolbire publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Maxamud Bolbire:

Genvägar

Dela