08/09/2026
Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Mudane Maxamed Nuur Gacal.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Galmudug, doorashada ku-celiska ah, muhiimadda xoojinta wada-tashiga, iskaashiga iyo midnimada bulshada, iyo sidii loo sii ambaqaadi lahaa geeddi-socodka doorashiinka Galmudug.
Musharrax Liibaan Axmed Xasan ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka uga mahadceliyey waqtiga iyo kulanka qiimaha leh,