Abdirezak Sahane Elmi

Abdirezak Sahane Elmi Author | BA, MSc | Ex-Adviser to SRS President | Former Mayor (Jijiga & Kebridahar) | Ex-Deputy TVET Head, Police Commissioner & Diaspora Bureau Head, @ SRS

03/06/2026
Doorashada dalka iyo Mida deegaanka soomaalida inay si nabada kudhacdo waan hambalyaynayaa , sidookale xubnaha ladoortay...
03/06/2026

Doorashada dalka iyo Mida deegaanka soomaalida inay si nabada kudhacdo waan hambalyaynayaa , sidookale xubnaha ladoortay.

Champions league Premier League ma’aha Arsenal haday qaado daawashadiisa waanba iska joojin lahaa !!!Hambalyo PSG for wi...
30/05/2026

Champions league Premier League ma’aha Arsenal haday qaado daawashadiisa waanba iska joojin lahaa !!!

Hambalyo PSG for wining 2025/2026, a ninth back to back consecutive win , 🏆 the ninth record is yours.

Ciid Mubarak , Dhamaan muslimiinta caalamka gaar ahaan Muslimiinta itoobiya iyo soomaalida meelkasta oo ay joogta تقبل ا...
26/05/2026

Ciid Mubarak , Dhamaan muslimiinta caalamka gaar ahaan Muslimiinta itoobiya iyo soomaalida meelkasta oo ay joogta تقبل الله منى ومنكم صالح الأعمال وغفر لنا ذنوبنا جميعا

إنالله وإنا إليه راجعون:Waxaan ka tacsiyaynayaa dhamaan dadka ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay agagaarka Dagmada ...
20/05/2026

إنالله وإنا إليه راجعون:

Waxaan ka tacsiyaynayaa dhamaan dadka ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay agagaarka Dagmada Cayuun ee Gobalka Nogob.
Dhamaan dadka dhintay oo sadex ruux la iigu sheegay Allaha Unaxariisto. Ehelkana samir saadiqa Allaha kasiiyo.
Inta dhaawaca ahna Allaha inooga dhayo.
Aamiin

Hambalyo Reer Arsenal fan.Samirwalba, oo dadaal iyo higsi kusidkan tahay guulbaa kadanbaysa.Marwalba waxaad ogaata guush...
20/05/2026

Hambalyo Reer Arsenal fan.

Samirwalba, oo dadaal iyo higsi kusidkan tahay guulbaa kadanbaysa.
Marwalba waxaad ogaata guushu inay kuujirto hadba fogaanta aad adigu dhigto. wakhtigu waxba kumayeelo, hadii aad hal adeygeeda leedahay. Tusaale waxaa inoogu filan Arsenal iyo arteta , Arteta oo kusoobiiray Arsenal 2011 Gc, Isaga oo ah ciyaartooy dhaxda ah, hogaanka Maamulka kooxdana qabtay 2019, ayaa sabab unoqday rajadii iyo halgankii Arsenal mudada 22ka sano ah, kuraadinaysay inay mar dib uhanato horyaalka.

Adiga maxaaa kuu qorshe ah, hankaaga iyo himiladaadu, sabab ma’unoqon doonta, rajo mudo qaadatay ?
Dadaal , adkaysi iyo alla tawakul unbaa kaaxiga inaad hadafkaaga rumayso.

Guul arsenal iyo dadka hamigaleh oodhan.

Adresse

Bissingstrasse 28
Hamburg
21075

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdirezak Sahane Elmi erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Abdirezak Sahane Elmi senden:

Teilen