05/22/2026
๐ฃ There will be NO SCHOOL on Monday, May 25, as we close for Memorial Day. Weโll see students back on Tuesday, May 26. District offices will be closed.
๐ฃ El lunes 25 de mayo NO HABRร CLASES, puesto que cerraremos por motivo del Dรญa de los Caรญdos (Memorial Day). Los estudiantes regresarรกn a la escuela el martes 26 de mayo. Las oficinas del distrito estarรกn cerradas.
๐ฃ ISKUUL MA JIRI DOONO Isniinta bisha Maajo 25 ay tahay Xusidda Maalinta (Memorial Day) dadka wadanka difaaciisa u dhintay awgeed. Ardaydu waxa ay iskuulka dib ugu soo noqon doonaan, Talaadadda bisha Maajo 26 ta tahay. Xafiisyadda maamulku waa ay xirnaan doonaan.